Monthly Archives: December 2012 »

Jamaal Maxamed Barow oo dib ugu soo laabtay Muqdisho asagoo ah Wasiir Kuxigeenka arrimaha dibadda Soomaaliya (Sawirro)

Jamaal Maxamed Barow oo dib ugu soo laabtay Muqdisho asagoo ah Wasiir Kuxigeenka arrimaha dibadda Soomaaliya (Sawirro)

xeydar December 18, 2012 Comments Off

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Barrow ayaa Maanta Muqdisho dib ugu soo laabtay kadib markii loo magacaabay xilkan isagoo dibada ugu maqnaa safar shaqo. Wasiir kuxigeenka arrimaha dibadda Jamaal

Read More »
MIISAANIYADDA SANADKA 2013-DA AYAA MAANTA LOO QEYBIYAY MUDANEYAASHA BAARLAMANKA SOOMAALIYA

MIISAANIYADDA SANADKA 2013-DA AYAA MAANTA LOO QEYBIYAY MUDANEYAASHA BAARLAMANKA SOOMAALIYA

jiinka December 18, 2012 Comments Off

Kulankan ay maanta mudanayaasha baarlamaanka ku yeesheen xarunta golaha shacbiga ee magaalada Muqdisho. Ayaa waxaa shir gudoominayay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Soomaaliya.   Waxaana soo xaadiray 170 mudane iyadoo ajandaha maanta uu

Read More »
Xiliga Ciidamada AMISOM Ay Dalka Ka Baxayaan Oo Shaacisay Dowlada Soomaaliya

Xiliga Ciidamada AMISOM Ay Dalka Ka Baxayaan Oo Shaacisay Dowlada Soomaaliya

jiinka December 18, 2012 Comments Off

Ciidamada AMISOM iyo xilliga ay ka baxayaan gudaha dalka Soomaaliya oo ay ku laabanayaan dalkooda iyo sida ay ciidamada dowladda Soomaaliya diyaarka ugu yihiin inay hantaan ammaanka guud ee dalka Soomaaliya. Wasiirka Gaashaadhiga xukuumadda

Read More »

Maamulka Gobalka Sh/hoose Ayaa Ka War Bixiyey In Ciidamo Hor Leh Kana Tirsan Amisom Oo La Geeyay BuuFoow & Shalambood

jiinka December 18, 2012 Comments Off

Guddoomiyaha Gobalka Shabeelaha Hoose ee Dowladda Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa wuxuu sheegay in ujeedka ciidankaasi loo geeyay deegaanadaasi ay tahay sidii looga hortagi lahaa Shabaab. Wuxuu sheegay in deegaanada Buufoow iyo Shalaambood

Read More »
BAARLAMANKA OO KA KOOBAN 15 AYAA ANSIXIYAY GUDI HOOSEEDKA BAARLAMANKA

BAARLAMANKA OO KA KOOBAN 15 AYAA ANSIXIYAY GUDI HOOSEEDKA BAARLAMANKA

jiinka December 15, 2012 Comments Off

Waxaa inta uu kulanka Baarlamanka uu socday warbixin looga dhagaystay Gudi farsamo oo ka koobnaa Shan xubnood oo loo saaray dib u habaynta Baarlamanka. Baarlamanka Soomaaliya oo Muqdisho ku yeeshay kulankoodii 34 aad ee

Read More »
Qaraxii Loo Adeegsaday Gaari Walxaha Qarxa Laga Soo Buuriyay Oo Ka Dhacay Wadada Makka Al-Mukarama Ayaa Sheegteen Al-Shabaab

Qaraxii Loo Adeegsaday Gaari Walxaha Qarxa Laga Soo Buuriyay Oo Ka Dhacay Wadada Makka Al-Mukarama Ayaa Sheegteen Al-Shabaab

jiinka December 15, 2012 Comments Off

Afhayeenka Xarakada Al Shabaab Sheekh Cali Max’uud Raage (Cali dheere) oo ka hadlay qaraxaasi ayaa sheegay in iyagu ay ka dambeeyeen islamarkaana ay ku dhaaweceen Sarkaal Sare  Mareekan   oo saarnaa mid ka mid

Read More »
Abaal Marin Oo Lagu Gudoonsiyey Wariye C.raxmaan Maxamed Xasan {Xudeyfi} Dalka Turkiga Ee Magaalada Ankara…

Abaal Marin Oo Lagu Gudoonsiyey Wariye C.raxmaan Maxamed Xasan {Xudeyfi} Dalka Turkiga Ee Magaalada Ankara…

jiinka December 15, 2012 Comments Off

Abaalmarintan ayaa lagu siiyey wariye C/raxmaan Xudeyfi Barnaamijyadii uu sanadkii hore ka diyaariyey ardayda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga deeqda waxbarasho ka helay. Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga ka dib xaflad ay soo agaasimeen hay’adaha

Read More »
Kooxda MAKAROONA Oo Koobkii MOWLIID MACAANI Ka Fara Maroojisatay Kooxda BARQASH STARS.

Kooxda MAKAROONA Oo Koobkii MOWLIID MACAANI Ka Fara Maroojisatay Kooxda BARQASH STARS.

jiinka December 15, 2012 Comments Off

Cayaaryahanada Kooxda MAKAROONA ayaa xalay la hoyday koobka MOWLIID MACAANI, kadib markii cayaar xiiso badan oo ka dhacay garoonka ALTARAJI ee magaalada JEDDAH kaga badiyeen ciyaartoydii BARQASH STARS, Cayaartaas oo ahayd tii kama dambeyska

Read More »
Wasiirka Holaha guud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Ciraaq + Sawirro

Wasiirka Holaha guud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Ciraaq + Sawirro

xeydar December 15, 2012 Comments Off

Wafdi ka kooban Afar xubnood oo uu hoggaaminayo Wasiirka Howlaha guud Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Md. Muxudiin Maxamed Kaalmooy iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa barqadii maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan

Read More »
SOMALIA Potential Goldmine For Fishermen As Piracy Declines

SOMALIA Potential Goldmine For Fishermen As Piracy Declines

jiinka December 14, 2012 Comments Off

In the middle of the last decade, Somali fishermen complained they were being forced into piracy by foreign trawlers operating illegally in waters claimed by Somalia.   Coastal Somalis recount as a “eureka” moment

Read More »