Monthly Archives: November 2012 »
Prof. Jawaari oo sheegay in ay ku dadaali doonaan soo celinta sharafta muwaadiniinta Soomaaliyeed
Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay ka go’an tahay iney ka shaqeeyaan sidii loo soo celin lahaa sharafta muwaadiniinta Soomaaliyeed. Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan {Jawaari} ayaa sheegay in Baarlamanka Soomaaliya ay ka go’antahay
Read More »WAR DEG DEG AH DAGAAL KA DHACAY DEGMADA DHARKENLEEY EE MAGAALADA MUQDISHO…
Dagaal u dhexeeya ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa iminka waxa uu ka socda degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho. xaafadda Suuq boocle ee degmadaas ayaa dagaalka uu salka ku hayo guri ku yaalla xaafadda
Read More »Rag lagu tuhmayo qaraxii & rabshadihii islii oo gacanta lagu dhigay
Booliska dalka kenya ayaa gacanta ku soo dhagay ragii kulugta lahaa qaraxii dhawaan ka dhacay xaafada islii ee Soomaalida ay dagto. Axadii losoo dhaafay gaari ay sarnaayeen dad rikaab ah ayaa waxaa ka
Read More »Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Daryeelka Qoyska Drs. Maryan Aweys Jaamac Oo Si Toos Ah Xilka U wareejisay
marka ay ahayd 19ka November 2012,si rasmi ah xilka ugu wareejisay Wasiirka cusub Drs. Maryan Qaasim Axmed. Wasaaraddan ayaa lagu magac daray Wasaaradda Horumarinta adeegga Bulshada Soomaaliyeed madaama ay mas’uuliyadeedu tahay inay ka shaqeeyso
Read More »XUBNO KA TIRSAN BAARLAMAANKA SOOMAALIYA OO BOOQANAYA MAGAALADA GAZA..
Xubno ka tirsan Baarlamanka Carabta oo ay ka mid tahay Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay u ambabaxaan magaalada Qaza si falastiiniyiinta ay ugu muujiyaan sida ay uga xunyihiin dhibaatada soo gaartay. Xildhibaan
Read More »Golaha Wasiirada oo kulan koodii ugu Horeeyey Maanta Yeeshtey
Kulankani oo ah kii ugu horeeyey ee ay yeeshtaan golaha Wasiirada xukuuma Saacid ayaa maanta waxa ay ku yeeshteen Xafiiska Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya iyadoona la sheegey inuu shirgoominayey Ra’iisulwasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid.
Read More »Soomaaliya oo Xaadirtay Shirka Kubadda Koleyga Africa
Madaxda Xiriirada Kubada Koleyga Qaarada Africa ayaa Maalintii shalay Shir Balaaran ugu furmay Magaalada Qaahira ee dalka Masar. kaasi oo loogu hadlayo wax qabadka Xiriirada Kubada Koleyga Africa. Isbadalada ay Xiriirada Kubada
Read More »Wasiirka Wasaarada Howlaha guud iyo Dib u Dhiska oo kormeer ku Tagay Dekada iyo Airporka
Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy Wasiirka Wasaarada Howlaha guud iyo dib u dhiska oo ay wehliyaan agaasimaha Guud Wasaarada Gaadiidk Cirka, Dhulka, Badda & Dekadaha iyo masuuliyiin kale. Ayaa maanta waxa uu kormeer ku tagey Dekada
Read More »Wariyaha idaacadda BBC-da uga soo warama Muqdisho oo La Xiray
Weriyihii BBC-da Laanta ku hadasha Afka Soomaaliga ee Muqdisho Ibraahim Maxamed Aaden ayaa Maanta oo arbaco ah xabsiga loo taxaabay kadib markii Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ay ku eedeysay inuu kasii daayay BBC-da war
Read More »Wasiirka gaashandhigga oo kulan la qaatay wafdi ka socday UK
Wasiirka wasaaradda difaaca dalka ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday dowladda Britain kuwaas oo uu kala hadlay xiriirka labada dowladood. Kulanka uu la qaatay wasiirka difaaca dalka wafdiga ka socday dowladda
Read More »