Booliska dalka kenya ayaa gacanta ku soo dhagay ragii kulugta lahaa qaraxii dhawaan ka dhacay xaafada islii ee Soomaalida ay dagto.
Axadii losoo dhaafay gaari ay sarnaayeen dad rikaab ah ayaa waxaa ka dhax dhacay qarax kaas oo dad Soomaali loo dilay loona fara xumeeyay.
Tirada ruux ee loo qabtay Qaraxaas ayaa waxaa ay garaayaan Sadax ruux sida uu sheegay Tiliyaha Booliska magaalada Nairobi.
Waxaa uu Taliyaha Cadeeyay in sadaxdaan qof ay Siwayn ugu tuhmayaan inay iyaga kulug lahaayeen qaraxaas.
Hadaba Dadka lahayo Dhalashadoodu waa tee,
mid kle ma aha ee waa Kenyaan ay Dowlada Kenya sheegayso in loo soo diray fulinta dhowr qaraxyo.
Taliyaha Booliska ayaa sheegay in Xog badan ka heleen in dadkaan Kenyaatiga ay Qarax ka gaystaan Nairobi waxaana uu ugu digay dadka Kenya inay foojignaan yeeshaan .
cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com
Comments are closed.