Kulankani oo ah kii ugu horeeyey ee ay yeeshtaan golaha Wasiirada xukuuma Saacid ayaa maanta waxa ay ku yeeshteen Xafiiska Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya iyadoona la sheegey inuu shirgoominayey Ra’iisulwasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid.
Shirka ay maanta Yeeshteen Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa shir gudoominayey Ra’iisulwasaare Saacid .
Ilo wareedyo lagu kal soonyahay ayaa sheegaya in Kulanka maanta Ay Wasiirada kaga hadleyn wax qabadka afarta Sano ee Soo Socoto ay xukuumadu ku shaqeyn doonto .
cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com
Comments are closed.