Somali News »

Dowladda Soomaaliya oo jawaab ka bixisay hadal ka soo yeeray Midowga Afrika, dalbatayna in

Dowladda Soomaaliya oo jawaab ka bixisay hadal ka soo yeeray Midowga Afrika, dalbatayna in

xeydar October 15, 2012 Comments Off

Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay markii ugu horeysay hadal dhawaan ka soo yeeray ururka Midowga Afrika oo ay ciidamo ka joogaan dalka Soomaaliya, kaas oo codsaday in cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya laga qaado,

Read More »
DAGMO CUSUB OO MAANTA LAGU SOO KORDHIYAY DAGMOOYINKA MUQDISHO

DAGMO CUSUB OO MAANTA LAGU SOO KORDHIYAY DAGMOOYINKA MUQDISHO

xeydar October 15, 2012 Comments Off

Kulankani oo ay kasoo qeyb galeen masuuliyiin katirsan Maamulka Gobolka Banaadir saraakiil sare oo katirsan ciidamada qalabka sida iyo waxgarad kamid ah dadka deeganka ayaa waxa ay aheyd mid si rasmi ah loogu magacaabayey

Read More »
Jaaliyadda Jareerweyne ee dalka Koonfur Afrika oo taageeray Ra’isal Wasaare Shirdoon “Daawo Sawirada”

Jaaliyadda Jareerweyne ee dalka Koonfur Afrika oo taageeray Ra’isal Wasaare Shirdoon “Daawo Sawirada”

xeydar October 14, 2012 Comments Off

Xaflad Si heer sare loo soo agaasimay ayna soo buuxdhafiyeen Culumada, Qoonyahanada waxgaradka iyo Bulshada qeybaheeda kala duwa ee ku nool Magaalada Cape Town ee dalka K/Africa. Xaflad Si heer sare loo soo agaasimay

Read More »
Axmed Madoobe oo looga yeeray dalka Kenya ka dib markii uu khilaaf soo kala dhexgalay isaga iyo

Axmed Madoobe oo looga yeeray dalka Kenya ka dib markii uu khilaaf soo kala dhexgalay isaga iyo

xeydar October 14, 2012 Comments Off

Gudddomiyaha Maamulka KMG ah ee magaalada Kismaayo Sheekh Axmed Maxamed Islaam {Axmed Madoobe} ayaa shalay galab si kedis ah uga ambabaxay magaalada Kismaayo, isagoo ku sii jeeday magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka dib

Read More »
HAWEEN KULUN KUYEESHAY MUQDISHO OO RA”IISAL WASAARAHA BAAQ UDIRAY

HAWEEN KULUN KUYEESHAY MUQDISHO OO RA”IISAL WASAARAHA BAAQ UDIRAY

xeydar October 14, 2012 Comments Off

Kulanka oo ay Haweenka Soomaaliyeed kaga hadlayeen isbadalada kadhacay Dalka iyo sid ay qeeb uga noqonkaraan Dowlada Cusub ee Soomaaliya ayaa waxaa siwadajir ah usoo agaasimay Hay”adaha Iida iyo CRD kaas oo sidoo kale

Read More »
Hooyo Soomaaliyeed oo mar qura Muqdisho ku dhashay afar mataanno ah

Hooyo Soomaaliyeed oo mar qura Muqdisho ku dhashay afar mataanno ah

xeydar October 13, 2012 Comments Off

Hooyo lagu magacaabo Xaliimo Maxamed Cabdi oo ka mid ah qoysas ku soo barakacay magaalada Muqdisho ayaa maalintii shalay waxa ay afar carruur ah ku umushay xero qaxooti oo ku taala Xaafadda Ruushka degmada

Read More »
Wararkii ugu dambeeyay qaraxyo gilgilay magaalada Nairobi iyo saraakiil Kenyaan ah oo ku dhaawacantay

Wararkii ugu dambeeyay qaraxyo gilgilay magaalada Nairobi iyo saraakiil Kenyaan ah oo ku dhaawacantay

xeydar October 13, 2012 Comments Off

Ugu yaraan 3 ka mid saraakiisha ciidamada Kenya ayaa ku dhawaacmay inta la ogyahay tiro kale oo bandanna way ku dhaawacmeen ka dib markii qaraxyo lala eegtay goono ay dadka isugu yimaadaan oo ay

Read More »
Guddoomiyaha Gobolka banaadir oo xil ka qaadis lagu samaynayo (Guddoomiyaha sharaxan)

Guddoomiyaha Gobolka banaadir oo xil ka qaadis lagu samaynayo (Guddoomiyaha sharaxan)

xeydar October 13, 2012 Comments Off

Ilo ku dhow dhow xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Prof. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inla bedelayo Guddoomiyaha gobolka Banaadir Maxamuud Axmed tarsan, xilkaasna loo magcaabayo nin lagu magacaabo C/qaadir Cosoble Cali oo ka

Read More »
Shabaabka Jowhar oo baaritaanno ka billaabay kontaroollada Jowhar

Shabaabka Jowhar oo baaritaanno ka billaabay kontaroollada Jowhar

xeydar October 12, 2012 Comments Off

Maleeshiyada al-Shabaab ee ka arrimiya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe ayaa saaka ka billaabay kontaroollada magaaladaas baaritaanno ay ku sameynayaan dadka shacabka ah iyo waxa ay sitaan. Qaar ka mid ah dadka

Read More »
Degmada Hobyo oo ay isku heystaan maamullada Galmudug iyo Ximin Xeeb (C/qeybdiid oo si kulul uga hadlay arrinkaas)

Degmada Hobyo oo ay isku heystaan maamullada Galmudug iyo Ximin Xeeb (C/qeybdiid oo si kulul uga hadlay arrinkaas)

xeydar October 12, 2012 Comments Off

Kadib markii shalay degmada Hobyo ay ku dagaalameen ciidamo ka kala tirsan maamullada Galmudug iyo Ximin Xeeb xilli wafdi uu hoggaaminayay madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Qaybdiid ay shalay gaareen degmadaas iyagoo doonayay inay dayactir

Read More »