Somali News »

AFHAYEENKA AMISOM OO SHIR KU QABTAY MUQDISHO IYO ARIMO KALA DUWAN UU KA HADLAY

AFHAYEENKA AMISOM OO SHIR KU QABTAY MUQDISHO IYO ARIMO KALA DUWAN UU KA HADLAY

xeydar October 20, 2012 Comments Off

Afhayeenka ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM oo maanta shirsaxaafadeed ku qabtay xarunta ciidamada AMISOM ee xalane ayaa wuxuu ka hadlay dhowr arimood. Cali Aadan Xumad Afhayeenka ciidamada AMISOM ayaa ugu horeen wuxuu ka hadlay

Read More »
Ciidamada Kenya oo raashiinkii ka goostay ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan Jubbada Hoose(Dacwad loo soo gudbiyey madaxweynaha)

Ciidamada Kenya oo raashiinkii ka goostay ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan Jubbada Hoose(Dacwad loo soo gudbiyey madaxweynaha)

xeydar October 19, 2012 Comments Off

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya ee la socda kuwa Kenya laga goostay raashiinkii iyo lacago guno ah oo ay ka heli jireen

Read More »
Wariye u xirnaa dowladda Soomaaliya oo la sii daayay

Wariye u xirnaa dowladda Soomaaliya oo la sii daayay

xeydar October 19, 2012 Comments Off

  Wariye lagu magacaabo Khadar Maxamuud Xareed oo ay dhowr habeen kahor xabsiga u taxaabeen ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa xalay laga sii daayay xabsiga. Wariyahaas oo ka howlgalayay Idaacad lagu magacaabo Goobjoog

Read More »
RA’IISAL WASAARIHII HORE CABDI WALI GAAS OO MUQDISHO KA DUULAY

RA’IISAL WASAARIHII HORE CABDI WALI GAAS OO MUQDISHO KA DUULAY

xeydar October 19, 2012 Comments Off

Cabduwali Max’ed Cali Gaas Ra’iisal wasaarihii hore ee xukuumadii KMG aheed ayaa maanta kadhoofay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho waxaana uu kusiijeeda Magaalada Galkacyo ee xarunta Gobalka Mudug.   Inta uu san ka dhoofin

Read More »
Maraykanka oo amaanay isbedelada hormarka leh ee Soomaaliya ka soconaya, sheegayna…

Maraykanka oo amaanay isbedelada hormarka leh ee Soomaaliya ka soconaya, sheegayna…

xeydar October 18, 2012 Comments Off

Susan Rice oo Danjiraha Maraykanka u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Dawlada Maraykanka ay siwayn ula dhacsantahay xaaladaha Hormarka leh ee ka jira haatan Dalka Soomaaliya. Haweenaydan ah Danjiraha maraykanka u fadhiya QM

Read More »
Markab hub u badan taangiyo, baabuurta gaashaaman iyo ciidamo badan wada oo ku soo xirtay dekadda Kismayo

Markab hub u badan taangiyo, baabuurta gaashaaman iyo ciidamo badan wada oo ku soo xirtay dekadda Kismayo

xeydar October 18, 2012 Comments Off

Wararka naga soo garaya magaalada Kismaayo ee xarun xeebeedka gobolka Jubbada Hoose ayaa waaxay sheegayaan in dekadda magaaladaasi uu ku soo xirtay xalay Markab weyn oo wada ciidamo iyo taangiyo aad u badan, kuwaas

Read More »
XILDHIBAANADA BAARLAMAANKA OO ANSIXIYAY RA’IISUL WASAARE SAACID

XILDHIBAANADA BAARLAMAANKA OO ANSIXIYAY RA’IISUL WASAARE SAACID

xeydar October 17, 2012 Comments Off

Xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa lagu ansixiyay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid. Kadib kulan ka dhacay Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho oo ay soo

Read More »
Haween laga sii daayay Xabsiga ‘Duweysha’ ee Libya

Haween laga sii daayay Xabsiga ‘Duweysha’ ee Libya

xeydar October 17, 2012 Comments Off

(Tripoli:17/10/2012): Haween ay tiradoodu la ekayd 23 ayaa laga sii daayay Xabsiga caanka ah ee ‘Duweysha’,oo ku yaalla duleedka Magaalada Tripoli ee dalka Libya. Haweenkan ayaa Xabsigaas ku jiray muddo ka badan 5 bilood.

Read More »
Isjiid-jiid iyo khilaaf ka taagan soo xulista Golaha Wasiirada cusub, maxaase ka jira in 3-da mas’uul ugu sareysa ay isku maandhaafsanyihiin?

Isjiid-jiid iyo khilaaf ka taagan soo xulista Golaha Wasiirada cusub, maxaase ka jira in 3-da mas’uul ugu sareysa ay isku maandhaafsanyihiin?

xeydar October 17, 2012 Comments Off

  Magaaalada Muqdisho waxaa ka soconaya olole ay beel kastaahi ku dooneyso inay ka soo dhax muuqato Xukuumadda cusub ee Soomaaliya, iyadoo aan weli la ansixin Ra’isul wasaaraha cusub inkastoo maanta uu Baarlamaanka hortagi

Read More »
Madaxweynaha oo laga dalbaday inuu laba Maalmood gudahood Ra’iisul Wasaaraha cusub ku horkeeno Baarlamaanka

Madaxweynaha oo laga dalbaday inuu laba Maalmood gudahood Ra’iisul Wasaaraha cusub ku horkeeno Baarlamaanka

xeydar October 15, 2012 Comments Off

Kulan uu shalay ku yeeshay magaalada Muqdisho Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya uuna shir guddoominayey Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cismaan Jawaari ayaa waxaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud looga dalbaday inuu Baarlamaanka ku horkeeno

Read More »