Somali News »

WAR DEGDEG AH:Baar ku yaala magaalada Muqdisho oo lala beegsaday labo qarax oo ismiidaamin ah

WAR DEGDEG AH:Baar ku yaala magaalada Muqdisho oo lala beegsaday labo qarax oo ismiidaamin ah

jiinka November 3, 2012 Comments Off

Waxaa goor dhow magaalada Muqdisho ka dhacay labo qarax oo lala beegsaday Baar ku yaala agagaarka degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Qaraxyadaas oo ahaa kuwo ismiidaamin ah oo rag naftood hurayaal ah ay fuliyeen

Read More »
Garoonka diyaaradaha Muqdisho oo laga badbaadiyey qarax iyo weerar

Garoonka diyaaradaha Muqdisho oo laga badbaadiyey qarax iyo weerar

jiinka November 2, 2012 Comments Off

  Isku day weerar oo la doonayay in lagu qaado Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Air Port ee magaalada Muqdisho ayaa la fashiliyey, waxaana gacanta lagu dhigay raggii qorsheynayay weerarkaas. Taliska ciidamada Booliska Gobolka Banaadir

Read More »
Gudoomiyaha Gobolka Bnaaadir oo eedeeyay Warbaahinta Soomaaliya

Gudoomiyaha Gobolka Bnaaadir oo eedeeyay Warbaahinta Soomaaliya

jiinka November 2, 2012 Comments Off

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ewedeyn dusha uga tuuray warbaahinta Soomaaliya, wuxuuna sheegay in Website-yada Soomaaliya ee dalka iyo dibadda ka howlgala ay baahiyaan warar been ah oo

Read More »
WASAARADA CAAFIMAADKA OO KA WARBIXISAY QORSHE WAX LOOGA QABANAYO CAAFIMAAD DARADA KA DHALATA ROOBABKA

WASAARADA CAAFIMAADKA OO KA WARBIXISAY QORSHE WAX LOOGA QABANAYO CAAFIMAAD DARADA KA DHALATA ROOBABKA

xeydar November 1, 2012 Comments Off

  Xilli Magaalada Muqdisho iyo Gobalada qaar ee dalka Soomaaliya ay ka da’een roobab ay ka dhasheen caafimaad daro ayaa wasaarada caafimaadka xukuumadii waqtigeeda uu dhamaaday waxa ay sheegtay inay qorshayaal wado oo ku

Read More »
Munazammad   Dawa Al Islamiyya oo gaarsiisay  Deeq Raashiid ah Boqolaal  qoys oo  ka barakacay Daadka Baladweyne

Munazammad Dawa Al Islamiyya oo gaarsiisay Deeq Raashiid ah Boqolaal qoys oo ka barakacay Daadka Baladweyne

xeydar November 1, 2012 Comments Off

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiran ayaa sheegaya in Munazammad   Dawa Al Islaamiya deeq gargaar ah u qeybisay dadkii ka barakacay magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan kuwaas oo haatan

Read More »
Muran iyo isqabqabsi hareeyay ku dhawaaqistii Golaha wasiirada cusub dibna u dhigay iyo beesha Hawiye oo la siiyey

Muran iyo isqabqabsi hareeyay ku dhawaaqistii Golaha wasiirada cusub dibna u dhigay iyo beesha Hawiye oo la siiyey

xeydar October 31, 2012 Comments Off

Iyadoo lagu waday in shalay lagu dhawaaqo Golaha wasiirada cusub ee ay yeelaneyso dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay in arrintaasi uu dib u dhac ku yimid ka dib uu hareeyay muran iyo isqabqasbi u

Read More »
Sidee looga ciiday Muqdisho iyo gobollada kale ee dalka Soomaaliya?(Sawirro)

Sidee looga ciiday Muqdisho iyo gobollada kale ee dalka Soomaaliya?(Sawirro)

xeydar October 31, 2012 Comments Off

Maanta oo ah Ciidul Adxa ayaa waxaa si weyn looga ciiday Magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka Soomaaliya, iyadoo magaalooyin badan oo Soomaaliya ay gacanta ku hayso dowladda Soomaaliya. Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa

Read More »
Wariye xalay lagu dilay magaalada Laascaanood

Wariye xalay lagu dilay magaalada Laascaanood

xeydar October 24, 2012 Comments Off

Waxaa habeenkii xalay ahaa lagu dilay magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool wariye ka howlgalayay Telefishinka Universal ee afka Soomaaliga ku hadla. Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa la sheegayaa inay wariyaha si gaadmo ah u

Read More »
XILDHIBAANADA BAARLAMAANKA OO ANSIXIYAY MIISAANIYADA SADDEXDA BILOOD EE SOO SOCOTA AY KU SHAQEYNAYSO DOWLADDA

XILDHIBAANADA BAARLAMAANKA OO ANSIXIYAY MIISAANIYADA SADDEXDA BILOOD EE SOO SOCOTA AY KU SHAQEYNAYSO DOWLADDA

xeydar October 24, 2012 Comments Off

  Kulanka oo ahaa kulankii koowaad kalfadhigiisa afar iyo tobanaad oo uu shir Guddoominaaye Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay Xildhibaanada Baarlamaanka kaga doodayeen miisaniyada ay ku shaqeynayso sadexda bil ee soo socoto dowlada

Read More »
Gabar Jaamacad dhiganaysay oo lagu dilay magaalada Muqdisho.

Gabar Jaamacad dhiganaysay oo lagu dilay magaalada Muqdisho.

xeydar October 24, 2012 Comments Off

Gabar wax ka barata mid ka mid ah Jaamacadaha magaalada Muqdisho ayay Kooxo hubeysan xalay  ku dileen bartamaha isgoyska suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Kooxihii dilka gabadhaas geystay oo la sheegay baxsadeen ayaan la ogeyn

Read More »