Somali News »
R/wasaare Saacid oo ballanqaaday in uu wanaajindoono xiriirka Barlamanka iyo xukuumadda”
R/wasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in xukuumadda iyo Barlamaanka ay si dhab ah u wada shaqeeyndoonaan islamarkana xukumaddu ay la tashan doonto Barlamaanka. Mudane Saacid R/wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay xafladdii dhaarinta
Read More »Prof. Jawaari ”Barlamanka si dhab ah ayuu ula shaqeyndoonaa xukuumadda”
Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamad Sheekh Cusmaan ‘’Jawaari’’ ayaa sheegay in lagamamaarmaan ey tahay in la helo garsoor dhameystiran, iyadoo sidoo kalana uu sheegay in Barlamaanka uu si dhab ah ula sheeqeeynayo xukuumadda shalay
Read More »Cutubyo Ka Tirsan Ciidammada Walaalaha Jabuuti Oo Maanta Beledweyn Lagu Soo Dhaweeyey
Cutubyo ka socda Ciidammada Jamhuuriyadda aynu walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka hiiraan. Ciidamaddan oo ku biiraya isla ciidammo kale oo
Read More »Inta Ugu Badan Golaha Wasiirrada Oo Goor Dhow Lagu Dhaariyey Xarunta Golaha Shacabka
Xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa goor dhow lagu qabtay munaasabad lagu dhaarinayey inta ugu badan golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya kuwaasi oo dhowaan ay xilhibaannada Baarlamaanka siiyeen codkooda kalsoonida. Munaasabadda
Read More »MAXAMED DHEERE OO GORDHAW MUQDISHO KUGEERIYOODAY
Waxaa goordhaw kugeeriyooday Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya Maxamed Cumar Xabeeb Maxamed Dheere kaas oo jagooyin kala duwan kasooqabtay Dalka. Waxa uu u geeriyooday Maxamed Cumar Xabeeb Maxamed Dheere xanuuno maalmihii dambe
Read More »UGANDA OO WAX KA BADASHAY FIKIRKEEDII AHAA INAY CIIDAMADEEDA KALA BAXAYSO SOOMAALIYA
Dowlada Uganda ayaa sheegtay in hadalka muranka badan dhaliyay ee ku aadanaa in ciidamadeeda Nabad dhaliyaasha Soomaaliya ay kala baxeyso arintaasi ay sheegeen in xal laga gaaray. Raysal wasaaraha dalka Uganda Amamam Mbabazi
Read More »Madaxweynaha Oo Kulan La Qaatay Wafdi Ka Socday Dalka Shiinaha
Madaxweynaha dowladda Fedaralka ah ee Soomaaliya ayaa qaabilay wafdi ka socday dowladda Shiinaha oo uu hoggaaminayay madaxa shirkadaha dhismaha u qaabilsan arrimaha dibada qeybta Africa. Kulanka uu Madaxweynaha la qaatay wafdiga ka socday
Read More »War Deg Deg Ah Wafdi Ka Socda Dowladaha Turkiga Iyo Iraan Oo Soo Gaaray Muqdisho
Wafdi ka socda dowladaha Iraan Iyo Turkiga ayaa goordhow ka soo dagay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Wafdiga ka socda dowladaha Turkiga iyo Iraan ayaa waxaa kala hoggaaminayay wasiirada arrimaha dibada
Read More »FRANCE IYO MAREYKANKA OO KU HESHIIYAY LA DAGAALANKA AL-SHABAAB
Dowladaha France iyo Mareykanka ayaa isku raacay heshiis ah in si wada jir ah Soomaaliya ay kula dagaalamaan Al-Shabaab iyo Al-Qaa’ida oo ah kooxo si weyn kaga soo horjeedo dowlada Soomaliya iyo joogitaanka ciidamada
Read More »Dowladda Soomaaliya oo dacwad ka dhan ah dowladda Kenya u gudbisay Qaramada Midoobay, dalbatayna in…
Dowladda Soomaaliya ee uu Madaxweynaha ka yahay Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dacwad ka dhan ah dowladda Kenya waxay u gudbisay Qaramada Midoobay, waxayna dowladda Soomaaliya ku eedaysay dowladda Kenya inay faragelin ku heyso
Read More »