Waxaa goordhaw kugeeriyooday Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya Maxamed Cumar Xabeeb Maxamed Dheere kaas oo jagooyin kala duwan kasooqabtay Dalka.
Waxa uu u geeriyooday Maxamed Cumar Xabeeb Maxamed Dheere xanuuno maalmihii dambe uu la’ildarnaa.
Waxaana uu ku geeriyooday Maxamed Dheere Isbitaalka ay Ciidamada AMISOM kuleeyihiin Magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Xalane oo ah saldhiga ugu weyn ee AMISOM ay kuleeyihiim Muqdisho.
Maalmihii dambe ayuu ku xanuun sanaayay Isbitaalkaasi iyadaa ugu dambeentii uu maanta geeriyooday.
Maalimtii shalay aheyd ayaa waxa la doonaaay in looqaado Dalka Kenya hasayeeshee uu baaqday ama uu dib u dhac ku yimid qaadistiisa.
Waxaana uu horay u soonoqday Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Gudoomiyihii Gobolka Shabeelaha Dhexe.
cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com
Comments are closed.