Somali News »

War Deg Deg Ah Wafdi Uu Hogaaminya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh  Oo U Ambabaxay Dalka Jabuuti.

War Deg Deg Ah Wafdi Uu Hogaaminya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Oo U Ambabaxay Dalka Jabuuti.

jiinka November 26, 2012 Comments Off

Wafdi balaaran uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Prof Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka ambaxay Garoonka Diyaaradaha Ee Aadan Cade iyagoona ku sii jeeda Caasimada Jabuuti Ee Dalka jabuuti.   Madaxweynaha ayaa casuumaad

Read More »
MIDOWGA YURUB OO SHEEGAY IN XIRIIR TOOS AH AY LA YEELANAYAAN DOWLADA SOOMAALIYA

MIDOWGA YURUB OO SHEEGAY IN XIRIIR TOOS AH AY LA YEELANAYAAN DOWLADA SOOMAALIYA

jiinka November 26, 2012 Comments Off

Midowga Yurub ayaa sheegay inuu, wixii hadda ka dambeeya, si toos ah xariir ula yeelan doono dowladda Soomaaliya si ka duwan habkii hore uu ulaxariiri jiray.   Wakiilka gaarka ah ee Midowga Yurub u

Read More »
Ciidamada Nabad Sugidda Oo Saaka Howlgallo Ka Waday Muqdisho….

Ciidamada Nabad Sugidda Oo Saaka Howlgallo Ka Waday Muqdisho….

jiinka November 26, 2012 Comments Off

Ciidamada nabadsugida Qaranka ayaa saaka howlgalo dad lagu soo qabqabtay ka wada xaafado ka mid ah degmooyinka Yaaqshiid iyo Heliwaa. Howlgalka oo bilowday waaberigii hore ee saaka ayaa waxaa horkaya Agaasimaha hey’adda Nabadusgida Qaranka

Read More »
Ciidamada Dowladda Soomaaliya  & Kuwa  Amisom Oo Ku Sii Jeeda Magaalada Jowhar…

Ciidamada Dowladda Soomaaliya & Kuwa Amisom Oo Ku Sii Jeeda Magaalada Jowhar…

jiinka November 25, 2012 Comments Off

Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Xarunta SH/Dhexe ayaa waxa ay xaqiijinayaan in halkaasi laga dareemayo dhaq dhaqaaq Ciidan iyo Abaabul Dagaal oo ay sameenayaan Ciidamo ka Tirsan Dowlada Fedraalka  Soomaaliya oo garab ka

Read More »
Turkiga Oo Dayactir Ka Kala Wada Wadooyinka Muqdisho

Turkiga Oo Dayactir Ka Kala Wada Wadooyinka Muqdisho

jiinka November 25, 2012 Comments Off

Wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda dayactir xoogan waxaana dhismahaas uu yahay mid lagu mataaneynayo Muqdisho iyo Istanbuul. Wadoonyinka magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo gaaray Burbur aad u xoogan iyagoo aan wax dayactir

Read More »
WAR DEG DEG AH QARAX XOOGGAN  OO GOOR DHOW KA  DHACAY MAGAALADA KISMAAYO…

WAR DEG DEG AH QARAX XOOGGAN OO GOOR DHOW KA DHACAY MAGAALADA KISMAAYO…

jiinka November 25, 2012 Comments Off

  Qarax xoogan ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay gudaha xarunta maamulka magaalada Kismaayo ee Gobolka J/hoose. qaraxaas ayaa waxa uu gilgilay gudaha xarunta maamulka ee magaaladaas xilli la sheegay in ay ku

Read More »
Xiisada ka Taagan Beled Xaawo Iyo Gurmad Gaaray Degmadaas..

Xiisada ka Taagan Beled Xaawo Iyo Gurmad Gaaray Degmadaas..

jiinka November 25, 2012 Comments Off

Dhaqaaq iyo xiisad dagaal ayaa saakay waxaa laga dareemayaa degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo oo maalintii shalay uu ka dhacay dagaal Saacado badan qaatay oo midba mar uu la wareegay degmada Beled-Xaawo. Wararka laga

Read More »
SHIR LOOGA HADLAY HORMARINTA TIKNOOLOJIYADA & SAYNISKA OO SOOMAALIYANA AY KA QEYB GASHAY…

SHIR LOOGA HADLAY HORMARINTA TIKNOOLOJIYADA & SAYNISKA OO SOOMAALIYANA AY KA QEYB GASHAY…

jiinka November 24, 2012 Comments Off

kulan ballaaran oo looga hadlayo qaabkii lagu hormarin lahaa jaamacadaha dunnida Muslimka dhinaca tiknoolojiyada iyo sayniska. Waa shirkii lixaad oo ay isugu yimaadaan wasiirrada tacliinta sare ee dowladaha dunnida Islaamka, oo markan ay dowladda

Read More »
Deeqaha Dowlada kuwait oo ka mid ah dowladaha ugu Qanisan Dalalka Khaliijka Soomaaliyana gaar siindoonta Deeq…

Deeqaha Dowlada kuwait oo ka mid ah dowladaha ugu Qanisan Dalalka Khaliijka Soomaaliyana gaar siindoonta Deeq…

jiinka November 24, 2012 Comments Off

Dowlada kuwait oo ka mid ah dowladha ugu Qanisan Dalalka Khaliijka ayaa waxay dalka Soomaaliya sanaddihii la soo dhaafay siisay Deeqo kala duwan tan iyo wixii ka danbeeyay abaarihii ka dhacay Soomaaliya sanadihii la

Read More »
Prof. Jawaari oo sheegay in ay ku dadaali doonaan soo celinta sharafta muwaadiniinta Soomaaliyeed

Prof. Jawaari oo sheegay in ay ku dadaali doonaan soo celinta sharafta muwaadiniinta Soomaaliyeed

jiinka November 23, 2012 Comments Off

Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay ka go’an tahay iney ka shaqeeyaan sidii loo soo celin lahaa sharafta muwaadiniinta Soomaaliyeed. Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan {Jawaari} ayaa sheegay in Baarlamanka Soomaaliya ay ka go’antahay

Read More »