Somali News »

Sanadkii Hore Ee 2012 Oo Amisom Ka Warbixiyeen Waxqabadkoodii

Sanadkii Hore Ee 2012 Oo Amisom Ka Warbixiyeen Waxqabadkoodii

jiinka January 10, 2013 Comments Off

Ciidamada AMISOM Korneel Cali Aadan Xumad oo maanta shir Jara’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay waxqabadka Sanadkii hore ee Ciidanka AMISOm isagoo sheegay in Ciidamada AMISOM ay goobo badan oo horleh oo

Read More »
Qoxootiga Ku Sugan Dhadhaab & Kaakuma Oo Faransa DHaqaalo Ugu Deeqday

Qoxootiga Ku Sugan Dhadhaab & Kaakuma Oo Faransa DHaqaalo Ugu Deeqday

jiinka January 10, 2013 Comments Off

Dowlada dalka France ayaa shaaca ka qaaday in ku dhawaad 1.3 million oo doolar ay ugu deeqday qaxootiga Soomaaliyeed ku sugan xeryaha dhadhaab ee dalka Kenya. Dowladaa france ayaa sidoo kale sheegtay in dhaqaalahaasi

Read More »
Wasiirka Howlaha guud oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Suudaan u fadhiya Soomaaliya + Sawirro

Wasiirka Howlaha guud oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Suudaan u fadhiya Soomaaliya + Sawirro

xeydar January 9, 2013 Comments Off

  Wasiirka Howlaha guud Gaadiidka Badda iyo Dekedaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Md. Muxudiin Axmed Kaalmooy oo ay wehliyaan Wasiir K/Xigeenada Koowaad iyo labaad, Agaasimaha guud ee Wasaaradaas iyo Agaasimayaasha qeybaha kala duwan ee Wasaaradda

Read More »
Wasiiradda hormarinta iyo adeega Bulshada oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho (Daawo Sawirada)

Wasiiradda hormarinta iyo adeega Bulshada oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho (Daawo Sawirada)

xeydar January 9, 2013 Comments Off

Wasiirka horumarinta iyo adeega bulshada Drs. Maryan Qaasim Axmed ayaa maanta dalka dib ugu soo laabatay ka dib markii laba todobaad socdaal shaqo ku soo kala bixisay dalalka Turkiga iyo Tuunisiya. soo dhaweyn heer

Read More »
Midowga Afrika Wafdi Ka Socda Oo Maanta Muqdisho Yimid

Midowga Afrika Wafdi Ka Socda Oo Maanta Muqdisho Yimid

jiinka January 8, 2013 Comments Off

Kadib markii uu maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho Uqaabilsanaha Midowga Afrika ee Soomaaliya Max’ed Saalax AL Nadiif ayaa waxaa uu la kulmay qaar ka tirsan Madaxda dowladda.   Kuwaasi oo ay ka wada hadleen

Read More »
Degmada Afgooye Oo Ka Dhacay Qarax Khasaaro Geestay

Degmada Afgooye Oo Ka Dhacay Qarax Khasaaro Geestay

jiinka January 8, 2013 Comments Off

Qaraxani oo ahaa Miino nuuca dhulka lagu aaso ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ee Degmada Afgooye waxaa lagula eegtay Gudaha Degmadaasi gaar ahaan Bar Koontarool oo ciidamada dowladda Soomaaliya ay ku lahaayeen

Read More »
Golaha Wasiirada Oo Maanta Muqdisho Kulan Muhiim Ah Ku Yeeshay

Golaha Wasiirada Oo Maanta Muqdisho Kulan Muhiim Ah Ku Yeeshay

jiinka January 7, 2013 Comments Off

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shirkoodii caadiga ahaa ku yeeshay xaruntooda maaalada Muqdisho. Waxaana shir guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid).   Wasiirka Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane C/llaahi

Read More »
Qarax & Dagaalo Ka Dhacay Magaalada  Kismaayo Ee Xarunta Gobolka J.Hoose

Qarax & Dagaalo Ka Dhacay Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka J.Hoose

jiinka January 7, 2013 Comments Off

Weeraradaani oo ahaa illaa labo bambaano oo nuuca gacanta lagu tuuro ayaa xalay waxaa lagu weeraray Guri uu ka degenyahay Sarkaal ka tirsan Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya Magaalada Kismaayo.   Xarunta Gobolka Jubada Hoose

Read More »
wasiir Kaalmoy iyo kuxigeenadiisa oo garoonka diyaaradaha ku qabtay kulan ( daawo sawirada)

wasiir Kaalmoy iyo kuxigeenadiisa oo garoonka diyaaradaha ku qabtay kulan ( daawo sawirada)

xeydar January 6, 2013 Comments Off

Kulan looga hadlayay sidii loo dardar galinta howlaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayna ka qeyb galeen wasiirro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay gudaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Kulankan oo ay

Read More »
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa Ayaa  Sheegay In  Dhalinyaro  Soomaali ah Oo  Ku Xiran Dalka Liibiya

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa Ayaa Sheegay In Dhalinyaro Soomaali ah Oo Ku Xiran Dalka Liibiya

jiinka January 6, 2013 Comments Off

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inay ka warqabaan dhalinyaro badan oo Soomaali ah kuwaasi oo ku xiran dalka Liibiya.   Maxamed Cumar Dalxa ayaa sheegay in tirada

Read More »