Somali News »
Dekadda Muqdisho Oo Laga Furay Xafiis Loogu Talagalay Koontaroolka Alaabta Ganacsi
Wasaraadda Ganacsiga iyo warshadaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta dekadda Muqdisho ka furatay xafiisyo lagu kontaroolayo dhaqdhaqaaqa Gancasiga ee dekadda ka soo dagay ama kadhoofaya. Munaasabadan xariga looga jarayay xafiis cusub oo loogu talagalay koontoroolka
Read More »Kulan Maanta Dhexmaraya Midowga Yurub Oo Lagu Wado Inuu Dowlada Soomaaliya Aqoonsado
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa wuxuu la kulmi doonaa Madaxweynaha Midowga Yurub MR. Herman Van Rompuy, Siyaasigan oo u dhashay dalka Belgium-ka ayaa horey u ahaan jiray Ra’isul wasaarihii 49aad ee dalka Belgium-ka.
Read More »Taageero Hor Leh Oo Ay Dowladda Koonfur Afrika U Fidisay Dowlada Somaliya
Madaxweynaha Dalka Koofur Afrika Jacob Zuma ayaa waxa uu sheegay In dowladdiisa ay Ka go’antahay Taageeridda dowladda Cusub ee Soomaaliya isagoo Madaxweyne Xasan Sheekh Max’uud Ku tilmaamay in uu ku howlanyahay kaalin wacan oo
Read More »Madaxweynaha oo ku sii jeeda Xarunta Midowga Yurub
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maaalintii labaad ka qeyb galay shirka Midowga Africa uga socda Addis Ababa. R/Wasaare Ku Xigeenka ahna Wasiirka arimaha dibadda Marwo Fawziyo Yusuf Adam, Wasiirul
Read More »Wasiirka Howlaha Guud & Dib U Dhiska Dalka Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy Oo Maanta Kormeer Ku Tagay Xarunta Wasaaradda Dhawaan Lagu Soo Biiriyey
Wasaaradda howlaha guud ayaa qeybtii ugu horeysay ee Gaadiidka ku warejisay Wasaaradda Warfaafinta Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Soomaaliya. Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta iyo Gaadiidka C/laahi Ciilmoge Xersi ayaa Maanta kormeer kutegay xarunta wasaaradii Gaadiidka Cirka iyo
Read More »Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa Ayaa Soo Dhaweeyay Codsigii Uu U Diray Beesha Caalamka
Xildhibaan Max’ed Cumar Dalxa oo ah Guddoomiye Ku xigeenka Guddiga arrimaaha Dibadda Baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlay saxaafada ayaa soo dhaweeyay hadalka Ka soo yeeray Madaxweynaha Soomaaliya Prof: Xasan Sheekh Max’uud kaasi oo ahaa
Read More »Wafuud Wasiiro Ah Oo Baydhabo Tagay
Wafdigaan oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Soomaaliya C/kariim Xuseen Guuleed ayaa maanta barqanimadii waxa ay ka dageen Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Bay halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen
Read More »shir ka dhacaya Dalka Imaaradka Carabta Oo Ay U Ambabaxday Marwo Maryan Qaasim Axmed Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada Dowlada Soomaaliya
Shirkani oo ka furmaya wadanka Isu Taga Imaaradka Carabta ayaa waxaa ka qeyb galaya wadamo ay ku mideysan yihiin ururka E.M.O East Mediterranean Organization oo ay Soomaaliya xubin ka tahay. Wasiirka wasaaradda Horumarinta
Read More »Degmada X.Jabab Ee Gobalka Banaadir Oo OLole Nadaagadeed Ka BiLoowday
Olalaha Nadaafada maanta ka biloowday Degmooyin ka tirsan Gobalka Banaadir ayaa wuxuu ka dambeeyay kadib markii dhawaan Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu ku dhawaaqay abaalmarin muhiim ah. Degmooyinka qaar ee Gobalka Banaadir ayaa laga
Read More »Sheeko Cajiib Badan Oo Gabar Soomaaliyeed Ku Guursatay Nin Jareer Weyne Ah
Maalin baa waxaa dhacay gabar soomaaliyeed oo ku nooleyd qurbaha gaar ahaan dalka UK waxa ay gabadhu aad u jaceyld Ragga blackga ah ee ku nool dalkaasi UK waxay aad oga fogaan jirtay dadka
Read More »