Sheeko Cajiib Badan Oo Gabar Soomaaliyeed Ku Guursatay Nin Jareer Weyne Ah

jiinka January 26, 2013 Comments Off
Sheeko Cajiib Badan Oo Gabar Soomaaliyeed Ku Guursatay Nin Jareer Weyne Ah

Maalin baa waxaa dhacay gabar soomaaliyeed oo ku nooleyd qurbaha gaar ahaan dalka UK waxa ay gabadhu aad u jaceyld Ragga blackga ah ee ku nool dalkaasi UK waxay aad oga fogaan jirtay dadka soomaaliyeed ee walaalaha ay yihiin isu diinta iyo isku luqada iyo isku afka aya yihiin waxay aad u naceybeyd soomaali oo dhan.

 

Waxay socotaba ay carartaba ay u dooneysay in ay barato wiil Black ah hadaba waa kee blackga waa leysku heystaa waxay baratay wiil black ah oo jareer Weyne ah ay moodo in uu yahay black American ah gabadhii waxaa galay jaceyl aad u baaxada weyn oo gaarsiiyay ilaa reer Mustaqbal guur in muda ka dib way is guursadeen oo waa la aqal tagay iyadoo moodo in ay guursatay Black American ah.

 

Iyadoo leys qabo sanado dhowr ah ayaa gabadhu waxay goor waliba taleefanka ka soo garaaci jirtay cideeda iyadoo ay kaga faalooneyso in ayada aroostay in uu yahay dooqii ay ayada rabtay oo ah Black American ah hadaba blackgu muxuu noqon doonaa waa la yaab cajabee cajiib cimrigaaga dheeraado wax uun baad dhaayaha ku qaban ka qosliya.

 

Maalintii dambe ayaa gabadha iyadoo telka ka soo garaacday hooyadeeda ayay la hadleyso kuna tiri hooyo waxaan guursaday midkii aan doonayay oo black Americanka ahaa inta uu adkeysan waayo ayuu yiri Hooyo maxaad beenta ugu sheegee aniga dadka aad sheegeysid ma ihi

 

Hooyo iyo gabadhad ayaa hal mar qeylo ka soo yeertay oo ah “Alla ninka waa jareer ka carar hooyo Jareertu shiirkoodii looma adkeysan karee”
Hadaba aqristayaal waxaa iga su’aal ah Maxay gabadhu ku diidee ninkaan jareerka ah ee Soomaliga ah ay ku dooraneysaa kaa Black Americanka ah jareer miyaa Jareer Dhaama?

 

hadaba maxay kula tahay aqristow arooska ay labadoodii galeen ma mid qaldan baa oo xaaraan ah mise waa mid sax ah

Makula tahay maadaama ay naagtu ogaatay in uu ninka yahay beesha Jareere weyne in ay iska furi doonto?

 

 

 

By: Dr, cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com

Comments are closed.