Somali News »

Warar is khilaafsan oo ka soo baxaya Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo socdaal ku jooga magaaalada Jowhar

Warar is khilaafsan oo ka soo baxaya Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo socdaal ku jooga magaaalada Jowhar

xeydar March 28, 2013 Comments Off

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe iyagoo ka ambabaxay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaana la sheegay in u jeedka safarkoodu uu yahay u kuurgalida

Read More »
NINKII DILAY WARIYE ABSUGE OO XUKUN DIL AH LAGU RIDAY

NINKII DILAY WARIYE ABSUGE OO XUKUN DIL AH LAGU RIDAY

xeydar March 28, 2013 Comments Off

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun dil ah ku riday nin lagu eedeeyey dilka allaha u naxariistee wariye Xassan Yusuf Absuge oo dabayaaqadii 2012dii lagu dilay magaalada muqdisho xili uu howshiisa shaqo ku

Read More »
Ciidamo ka tirsan Kenya oo lagu dilay magaalada Gaarisa iyo warar sheegaya in kooxihii dilay la…

Ciidamo ka tirsan Kenya oo lagu dilay magaalada Gaarisa iyo warar sheegaya in kooxihii dilay la…

xeydar March 28, 2013 Comments Off

Wararka laga hellayo magaalada Gaaris ee gobollka W/bari dalka Kenya ayaa sheegay in rag hubeysan ay ku dilleen magaaladaasi labo askari oo ka tirsanaa ciidamada dalka Kenya, dad goob joogayaal ah ayaa warbaahinta u

Read More »
Maxaa ka soo baxay kulamdii magaalada Kismaayo ku dhexmaray Ra’isul wasare Shirdoon, Axmed Madoobe iyo saraakiisha ciidanka Kenya

Maxaa ka soo baxay kulamdii magaalada Kismaayo ku dhexmaray Ra’isul wasare Shirdoon, Axmed Madoobe iyo saraakiisha ciidanka Kenya

xeydar March 27, 2013 Comments Off

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo shalay gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa kulan la qaatay saraakiisha maamulka KMG ah ee magaalada oo uu hoggaaminayay

Read More »
Tacsi Nabadoon XAAJJI CALIYOW CUSMAAN GEELE

Tacsi Nabadoon XAAJJI CALIYOW CUSMAAN GEELE

xeydar March 27, 2013 Comments Off

Suldaan Ibraahim Maxamad Cali suldaanka beesha Jareerweyne ee Koonfur Afrika  Maxamad Faarax Sidow (ARBOW) Gudoomiyaha SOBCOB Somali Bantu Community Board Of South Africa Oday Xasan Dhuuxow Nuur Xasan Cabdi Cali (Xassan Shabeelow) Cabdullaahi Axmad

Read More »
Faahfaahin ku saabsan safarka Ra’isul wasaaraha Somalia uu ku joogo Kismaayo

Faahfaahin ku saabsan safarka Ra’isul wasaaraha Somalia uu ku joogo Kismaayo

xeydar March 26, 2013 Comments Off

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen madaxda maamulka KMG ah ee ka arrimiya magaaladaas, wasiirro, xildhibaanno iyo dadweyne

Read More »
Wasiiradda hormarinta iyo adeega Bulshada oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho

Wasiiradda hormarinta iyo adeega Bulshada oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho

xeydar March 24, 2013 Comments Off

Wasiirka horumarinta iyo adeega bulshada Drs. Maryan Qaasim Axmed ayaa maanta dalka dib ugu soo laabatay ka dib markii laba todobaad socdaal shaqo ku soo kala bixisay dalalka Denmark, Swiidhan iyo UK soo dhaweyn

Read More »
Qurba–joogta beelaha jareerweyne oo sahmiye u soo dirsatay magaalada Muqdisho( Wareysi)

Qurba–joogta beelaha jareerweyne oo sahmiye u soo dirsatay magaalada Muqdisho( Wareysi)

xeydar March 23, 2013 Comments Off

Tayada nololeed ee magaalada Muqdisho oo soo hagaagaysa ka dib markii Nabad ka soo Bidhaantay  magaalada, ayey  Qurba–joogta beelaha jareerweyne ee dalka Mareykanka u soo dirsadeen sahan Aqoonyahan u dhashay  beelaha jareerweyne  oo Muqdisho

Read More »
Kulan loogu magac daray isbaraarujinta Beelaha Jareerweyne oo  lagu qabtay Muqdisho.

Kulan loogu magac daray isbaraarujinta Beelaha Jareerweyne oo lagu qabtay Muqdisho.

xeydar March 23, 2013 Comments Off

Kulan ka dhacay hooyga Wasiir Kaalmooy ee magaalada Muqdisho oo ay isugu yimaadeen Aqoonyahanada, Siyaasiyiinta , Oday Dhaqameedka iyo Xildhibaanada ka soo jeeda Beelaha Jareerweyne  ayaa waxay kaga tashadeen aayahooda mustaqbal iyaga, oo halkaas

Read More »
Dowladda Yamen oo go’aamisay in muddo 48-saacadood ah dekadda Cadan looga saaro Maraakiibta Soomaaliya

Dowladda Yamen oo go’aamisay in muddo 48-saacadood ah dekadda Cadan looga saaro Maraakiibta Soomaaliya

xeydar March 21, 2013 Comments Off

Hay’adda maamusha dekedda magaalada Cadan ee dalka Yemen ayaa soo saartay go’aan ay ku amrayaan in mudo 48 saacadood ah Dekedda cadan looga saaro maraakiibta Soomaaliyeed ee dalkaasi Yamen yaala, arrintan go’aanka ah ayaa

Read More »