Suldaan Ibraahim Maxamad Cali suldaanka beesha Jareerweyne ee Koonfur Afrika
Maxamad Faarax Sidow (ARBOW) Gudoomiyaha SOBCOB Somali Bantu Community Board Of South Africa
Oday Xasan Dhuuxow Nuur
Xasan Cabdi Cali (Xassan Shabeelow)
Cabdullaahi Axmad Maxamad
Maxamad Cusmaan Xaaji (Makaraan)
Maxamad Cabdi Bade
Xasan Maxamad Xasan (Joornaaliiste)
Aweys Maxamad Xasan (Alto)
Sacdiyo Maxamad Xasan
Shugri Maxamad Amiin
Maxamad Cabdi Baraki
Oday Maxamuud iyo Dhamaan Xubnaha Jaaliya Somali Bantu ee ku dhaqan dalkaa Koonfur Afrika Waxay tacsi tiiraanyo u dirayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Nabadoon XAAJJI CALIYOW CUSMAAN GEELE oo ku geeriyooday magaaladda Muqdisho taariikhdu markay ahayd 24/03/2013 waxaanna lagu aasay degmadda Waaberi. marxuumka wuxuu kategay 8 gabdhood 4 will iyo 27 caruur oo ay iyaga dhaleen
mahadsanid
Gudoomiyaha SOBCOB
Comments are closed.