Somali News »
Dagaal Kismaayo Maanta Mar Kale Ka Dhacay
Maanta dagaal mar kale ka qarxay magaalada Kismaayo una dhaxeeyay dhinacyadii shalay magaaladaasi ku dagaalamay ayaa la sheegayaa in uu sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dhinacyadii dagaalamay iyo dad shacab
Read More »Xafiiska Cusub Ee Unsom Oo Ka Dooday Golaha Wasiirada Qaabkii Wada Shaqeyn Ula Yeelan Lahayd
Gollaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa iyadoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), waxaana shirka looga hadlay qaabkii loola shaqayn lahaa UNSOM, Hindiso Sharciyeedyo
Read More »Horumarinta Nabada Soomaaliya Oo Shiinaha Ugu Baaqay Caalamka
Dowlada Shiinaha ayaa qamiistii shalay ugu yeertay qaramada midoobay iyo hayada caalamiga inay sii wadaan ka ciyaarida doorka lagu taageerayo horumarinta nabada dalka Soomaaliya. Li Baodong, wakiilka joogtada Shiinaha ee Qaramada Midoobay, ayaa
Read More »Dibad-Bax Oo Ay Dhigayaan Soomaalida Halkaasi Dhibaatada Ku Heysato Konfur Afrika
Cabashooyin iyo dibadbax balaaran oo lagaga cabanayo dilalka loo geysanayo Soomaalida ku nool dalkaasi South Africa ayaa ka socda gobolka Eastren Cape ee dalkaasi. In ka badan Lix Boqol oo Soomaali ah ayaa
Read More »Magaalada Gaal-Kacyo Oo Ka Dhacay Dagaal U Dhaxeeya Maleeshiyo Beeleed
Gobalka Mudug ee Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ay sheegayaan inuu halkaasi ka dhacay dagaal beeleed udhaxeeya labo beelood oo halkaasi wada daga. Dagaalka ayaa wuxuu ka dambeeyay kadib markii maleeshiyo beeleed duleedka Magaalada Gaalkacyo
Read More »Qarax Lagula Eegtay Ciidamada Amisom Degmada Kaxda
Degmada Kaxda ee Gobalka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu maanta ka dhacay qarax nooca miinada dhulka lagu aaso ah taasi oo lala eegtay gaadiid AMISOM oo maraye halkaasi. Qaraxa ayaa
Read More »Dalka Iswiisarlan Oo Lagu Wado Inuu Ka Furmo Shir Looga Xaajoonaya Xaalada Soomaaliya
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa isha ku haya shirka soo socda ee looga hadlayo arimaha Syria,kaasi oo lagu wado inuu ka dhaco Magaalada Jeneeva ee dalka Swezerland. Waxaana jira warar sheegaya in shirkaasi
Read More »Labo Degmo Oo Ka Tirsan Muqdisho Ayaa Ciidamada Nabadsugida & Booliska Ay Kawadaan Howl-galo
Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Booliiska iyo Nabadsugida ayaa howlgalo ka wada Degmooyinka Shibis iyo Boondheere oo ka tirsan Magaalada Muqdisho. Howlgalkaan oo ah mid saaka aroortii biloowday ayaa ciidamada ammaanka Magaalada Muqdisho
Read More »Dowlada Masar Saraakiil Ka Socota Oo Maanta Soo Gaaray Muqdisho
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa maanta soo gaaray labo Generaal oo ka socota Dowladda Masar kuwaasi oo Dowladda Soomaaliya arimo muhiim ah ka gacan siinaya. Labadan Generaal ayaa waxaa garoonka Magaalada Muqdisho
Read More »Kenya Oo Sheegtay Danta Ay Ka Leedahay Soomaaliya In Ay Nabad Ka Dhalato
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in muhiimada Soomaaliya ay ka leeyihiin ay tahay Nabadeynta dalka dagaalada ay aafeeyeen ee Soomaaliya, isagoona door muhiim ah ku tilmaamay kaalinta Nabadeed ee IGAD ay ka
Read More »