Somali News »

Dadka Reer Muqdisho oo walaac ka muujiyay dib u dhaca ku yimid doorashada G/barlamaanka

Dadka Reer Muqdisho oo walaac ka muujiyay dib u dhaca ku yimid doorashada G/barlamaanka

xeydar August 25, 2012 Comments Off

  Dadka ku dhawan magaalada muqdisho oo ay shabakada jiinwabi.net la dhexmartay makaroofanka ayaa waxaa ay walaac weyn ka muujiyeen doorashadii gudoomiyaha baarlamaanka oo dib u dhac ku yimid. Cali Xasan Cumar  oo ay

Read More »
WAR DEG DEG Baardheere oo la duqeeyay

WAR DEG DEG Baardheere oo la duqeeyay

jiinka August 23, 2012 Comments Off

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baardheere ee Gobolka Gado ayaa sheegaya in halkaasi ay ka dheceen Duqeyn dhanka Cirka ah oo sida la sheegay ay geysatay Diyaarad Dagaal oo laga leeyahay Dalka Kenya .

Read More »
Liiska Magacyada Xubnaha Beesha Sade uga mid noqonaya Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya

Liiska Magacyada Xubnaha Beesha Sade uga mid noqonaya Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya

jiinka August 23, 2012 Comments Off

Liiska Magacyada Xubnaha Beesha Sade uga mid noqonaya Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya oo shalay lagudbiyey iyo xubno la soo celiyey. Guddiga farsamada ee xulista Baarlamaanka cusub ayaa shalay siiyey warqadihii aqoonsiga 19-xildhibaan oo ka

Read More »
Xildhibaannada lagu muransanaa oo la xalliyay

Xildhibaannada lagu muransanaa oo la xalliyay

jiinka August 23, 2012 Comments Off

Prof. Cabdullaahi Xiirey Qaar ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ee lagu mursansanaa ayaa la oggolaaday in ay ka mid noqdaan baarlamaanka cusub ee Soomaaliya, iyadoo saacadaha soo socda la filayo in caasimadda Muqdisho lagu

Read More »
Bacadlaha Xamer Weyne oo ganacsato lagu wareejinayo

Bacadlaha Xamer Weyne oo ganacsato lagu wareejinayo

jiinka August 22, 2012 Comments Off

Maamulka Gobolaka Banaadir ayaa waxaa uu sheegay in ay gabo gabo ay mareyso dayactirkii ka socday Suuqii weynaa ee Bacadlaha Qaranka ee Degmada Xamarweyne ayna doonayo in lagu wareejiyo Ganacsatada Soomaaliyeed. Afhayeenka Maamulka Gobolka

Read More »
Prof. Juurille oo u sharraxan xilka guddoomiyaha baarlamaanka

Prof. Juurille oo u sharraxan xilka guddoomiyaha baarlamaanka

jiinka August 22, 2012 Comments Off

Xildhibaan Cabdirsaaq Cusmaan Xasan (Juurille) oo ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ayaa shaaciyay in uu yahay musharrax u taagan xilka guddoomiyenimada baarlamaanka Soomaaliya. Prof. Juurille oo la hadlay Saxaafada isagoo jooga

Read More »
Madaxweynaha iyo Danjire Mahiga oo ka hadlay dhammeystirka Baarlamaanka cusub

Madaxweynaha iyo Danjire Mahiga oo ka hadlay dhammeystirka Baarlamaanka cusub

jiinka August 22, 2012 Comments Off

WARSAXAAFADEED   Madaxweynaha dowladda Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed iyo ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Dr. Agostine Mahiga ayaa maanta yeeshay kulan ku saabsan sidii loo dhammeystiri lahaa liiska xildhibaanada

Read More »
Munaasabad Lagu Dhaariyay Xildhibaannada Cusub Ee Baarlamaanka Oo Muqdisho Ka dhacday iyo Magacyada Xildhibaanada cusub ee Beelaha Jareerweyne.

Munaasabad Lagu Dhaariyay Xildhibaannada Cusub Ee Baarlamaanka Oo Muqdisho Ka dhacday iyo Magacyada Xildhibaanada cusub ee Beelaha Jareerweyne.

jiinka August 21, 2012 Comments Off

Munaasabad Lagu Dhaariyay Xildhibaannada Cusub Ee Baarlamaanka Oo Muqdisho Ka dhacday iyo Magacyada xildhibaanada cusub ee Beelaha Jareerweyne. Waxaa magaalada Muqdisho si rasmi ah uga dhacday Munaasabad lagu dhaarinayay Xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka uu

Read More »
Xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya oo maanta yeelanaya kulankoodii ugu horeeyay iyo xilliga dowladda KMG oo…

Xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya oo maanta yeelanaya kulankoodii ugu horeeyay iyo xilliga dowladda KMG oo…

jiinka August 20, 2012 Comments Off

Guddiga xulista Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inay hayaan tiro ku dhow 230-mudane oo baaristooda la dhameeyay, wuxuuna Guddigu sheegay in Xildhibaanadan ay fadhigooda ugu horeeya yeelanayaan maanta oo Isniin ah. Guddiga ayaa sheegay inay

Read More »
220 maxaabiis oo cafis loo fidiyey lagana sii daayey xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho

220 maxaabiis oo cafis loo fidiyey lagana sii daayey xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho

jiinka August 20, 2012 Comments Off

Munaasabada ciidal Fitrga awgeed ayaa maxaabiis ku jirtay xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho shalay laga siidaayey ka dib markii uu cafis u fidiyey Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed. Maxaabiistan ayaa waxaa saaka

Read More »