All posts by xeydar »

Musharixiintii u tartantay xilka Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya iyo sida ay codadka u kala heleen

Musharixiintii u tartantay xilka Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya iyo sida ay codadka u kala heleen

xeydar September 11, 2012 Comments Off

Magaalada Muqdisho ayaa shalay waxaa si rasmi ah ugam furmay tartanka doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya oo ay u taagnaayeen 22-murashax ka dib markii ay iscasileen 3 ka mid ahaa 25-kii musharax ee buuxiyey shuruudihii looga

Read More »
Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya ciidamada badda Midowga Yurub oo badda ka soo qabtay tahriibayaal Soomaali ah

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya ciidamada badda Midowga Yurub oo badda ka soo qabtay tahriibayaal Soomaali ah

xeydar September 11, 2012 Comments Off

Warbixin ka soo baxday ciidamada badda ee Midowga Yurub ayaa lagu sheegay inay soo badbaadiyeen 68-qof oo tahriib ku jiray kuwaas oo ay la soo gudboonaatey xaalad khatar ah, isla markaasna doontii yareyd ee

Read More »
taariikh Nololeedka Madaxweynaha Cusub

taariikh Nololeedka Madaxweynaha Cusub

xeydar September 11, 2012 Comments Off

Madaxweynaha cusub ee dowladda Soomaaliya Prof. Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu dhashay sanadkii 1955-tii, wuxuuna ku dhashay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, wuxuu waxbarashadiisa Dusgisa hoose ku soo qaatay isla degmada Jalalaqsi, dugsigiisa dhexe

Read More »
African Union Mission for Somalia PRESS RELEASE

African Union Mission for Somalia PRESS RELEASE

xeydar September 9, 2012 Comments Off

AU Deputy Special Representative satisfied with preparations for presidential elections but warned against reversing the gains   Mogadishu‐September 9th, 2012; The Deputy Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (DSRCC) for

Read More »
C/raxmaan Faroole:- Haddii ay Madaxweyne ku soo baxaan madaxdii hore ee dowladda KMG, Puntland ma ogolaan doonto

C/raxmaan Faroole:- Haddii ay Madaxweyne ku soo baxaan madaxdii hore ee dowladda KMG, Puntland ma ogolaan doonto

xeydar September 9, 2012 Comments Off

Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed {Faroole} ayaa ka hadlay arrimaha doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya iyo isbaheysi uu sheegay inuu ka dhex-bilowday labada Shariif, kuwaas oo uu ku eedeeyay inay doonayaan inay kursiga madaxtinimada dalka

Read More »
Hogaamiye kooxeedyadii loo diiday ka mid noqoshada Baarlamaanka oo maanta go’aan kama dambeys ah laga gaarayo

Hogaamiye kooxeedyadii loo diiday ka mid noqoshada Baarlamaanka oo maanta go’aan kama dambeys ah laga gaarayo

xeydar September 9, 2012 Comments Off

Iyadoo uu weli uu taaganyahay muranka ku saabsan ka mid noqoshada Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya xubno u badan hogaamiye kooxeedyadii Soomaaliya oo ay Guddiga Farsamada ee xulista Baarlamaanka diideen, balse ay Maxkamadda sare amartay

Read More »
Dowladaha Mareykanka iyo Ingiriiska oo ka hadlay arrmiaha doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya, uguna baaqay musharixiinta inay…

Dowladaha Mareykanka iyo Ingiriiska oo ka hadlay arrmiaha doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya, uguna baaqay musharixiinta inay…

xeydar September 9, 2012 Comments Off

Dowladaha Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya oo lagu wado inay berri ka dhacdo magaalada Muqdisho, waxayna labaduba ku baaqeen in xildhibaanada Baarlamaanka cusub ay muuujiyaan mas’uuliyad, ayna

Read More »
Magacyada xildhibaanada cusub ee shalay la dhaariyey ka dib markii la xalliyey khilaaf ka taagnaa arrinkooda

Magacyada xildhibaanada cusub ee shalay la dhaariyey ka dib markii la xalliyey khilaaf ka taagnaa arrinkooda

xeydar September 9, 2012 Comments Off

Waxaa shalay xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho lagu dhaariyay 9-Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kuwaa oo muddooyinkii ugu dambeeyay u xayirnaa is qab qabsi beelahooda la xariiray iyo kuwo tan iyo markii

Read More »
Wararkii ugu dambeeyay ciidamada dowladda KMG iyo kuwa AMISOM oo la wareegay deegaano ka tirsan gobolka sh/dhexe

Wararkii ugu dambeeyay ciidamada dowladda KMG iyo kuwa AMISOM oo la wareegay deegaano ka tirsan gobolka sh/dhexe

xeydar September 9, 2012 Comments Off

Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo oo garab ka helaya kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa shalay la wareegay gacan ku heynta degmada Warsheekh ee gobolka Shabelaha Dhexe, iyadoo aysan jirin wax dagaalo ah oo

Read More »