All posts by xeydar »
OLOLAHA SOO URUURINTA BAAHIYADA ISKUULADA EE URURKA SOWDO OO SI RASMI AH U BILLOWDAY.
Ururka dhallinyarada Somali weyn Development Organization (SOWDO) ayaa booqasho ku tagay Dugsiga Hoose, dhexe iyo sare ee Al-Naafic oo ku yaalla magaalada Muqdisho, degmada wadajir. Waxaana si rasmi ah loo daahfuray ololha “soo uruurinta
Read More »Wasiirka Shaqada Arrimaha Bulshada XFS oo booqday Gudoomiyaha Guddiga Sare Munazzamat Al Dawa ee Magaalada Doha dalka Qatar
Muqdisho, Janaayo 26, 2021- Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duran Axmed Faarax oo booqasho saddex maalmood ah ku joogay magaalada Doha ee dalka Qadar, ayaa booqasho sharafeed
Read More »Wasiir Maryan Aweys Jaamac waxay saxiixday heshiis lagu horumarinayo dekedaha Soomaaliya
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Maryan Aweys Jaamac ayaa sheegtay in ay wasaaradda ku howlan tahay hormarinta Dekeda dalka. “Waxaan maanta saxiixay heshiiska dib loo eegay ee DFS iyo Shirkadda Albayrak, kaas oo dhigaya
Read More »Beelaha Jareer weyne oo ka soo idlaatay doorashada kuraasta Baarlamaanka Aqalka sare iyo hoose
Prof. Maxamed Cumar Dalxa ayaa ku guuleystay kursiga Baarlamaanka, kadib markii uu ku soo baxay Doorasho ka dhacday Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay. Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo helay 49 dhibcood ayaa
Read More »{DAAWO SAWIRADA} Gabadhii Ugu Horeysay Ee Ku Guulesatay Doorashada Aqalka Sarre Ee Maamulka Hirshabeelle
Doorashada xubnaha aqalka sare ku metalaya Maamulka Hirshabelle oo ka socotay Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle ayaa waxa ku guulesatay Fartuun Cabduqaadir Farax karama oo noqoneysa gabadhii ugu horeysay ee ka mid
Read More »xildhiban cabdi fitax qaasim oo ku baaqay in la joojoyo dagaalada magaalada baladweyn
xildhiban cabdi fitax qaasim oo ku baaqay in la joojoyo dagaalada magaalada baladweyn  
Read More »Guddiga doorashada oo markii ugu horeysay joojiyay natiijada labo xildhibaan oo shalay lagu doortay Jowhar
War qoraal ah oo ka soo baxay guddiga doorashada heer federaal ayaa markii ugu horeysay leysku hor taagay natiijada doorashada labo xildhibaan oo maalintii shalay lagu doortay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle. Kuraastan
Read More »AMISOM commences Training for Senior Civil Servants in Somalia
The Political Unit of the African Union Mission in Somalia (AMISOM) yesterday embarked on a ten-day Executive Leadership and Management Course for 80 senior civil servants in Mogadishu. The course brings together a cross-section
Read More »Ra’iisul wasaaraha oo tababar u furay 80 Agaasimayaal Wasaaradeed (Daawo sawirada)
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta Siminaar ugu furay Kuliyada Booliiska Jeneraal Kaahiye 80 kamid Agaasimayaasha Wasaaradaha. Siminaarkaan bixintiisa waxaa iska kaashanaya Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, AMISOM iyo Machadka Tababarada
Read More »