All posts by xeydar »
Wasiirka Holaha guud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Ciraaq + Sawirro
Wafdi ka kooban Afar xubnood oo uu hoggaaminayo Wasiirka Howlaha guud Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Md. Muxudiin Maxamed Kaalmooy iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa barqadii maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan
Read More »WASIIRKA HOWLAHA GUUD OO KULAN LA QAATAY SAFIIRKA JAAMACADA CARABTA U FADHIYA SOOMAALIYA
Kadib kulan ay maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen Wasiirka Howlaha guud,gaadiidka iyo Dekadaha iyo sidoo kale safiirka Jaamacada carabta ee Soomaaliya Maxamed Idiris ayaa waxaa looga hadlay sidii Jaamacada carabta Soomaaliya ay u taageeri
Read More »XILDHIBAANO UU HORKACAYAY WASIIRU DOWLAHII CAAFIMAADAKA DKMG OO LA SOCDA DIYAARAD SHACAB AH AYAA GAARAY MAGAALADA BELADWEYNE
Magaalada Beladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan waxaa maanta gaaray wafdi Xildhibaano ah kuwaasi oo halkaasi u tagay ukuurgelida xaaladda Gobalkaasi, tasciiyadii Nabadoonkiid goor dhaweed lagu dilay Baladweyne iyo xaalada ciidamada Jabouti waxa ay ku
Read More »DOWLADDA OO IS HOR’ISTAAG KU SAMEYSAY SHIR QR KU YEELAN LAHEYD MUQDISHO
War-Saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya aysan la socon waxbana ka ogeyn abaabulka iyo Ajandaha Shirk ay qabanqaabineyso Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan xuquuqul insaanka
Read More »QARAX KHASAARE GEESTAY OO SUUQA BAKAARAHA KA DHACAY
Sida ay inoo shegeen qaar kamid ah ganacsatada ku sugan suuqa weyn ee Bakaaraha Magaalada Muqdisho waxaa maanta barqadii halkaasi ka dhacay qarax khasaare geestay. Qarax oo ahaa bambada nooca gacanta lagu tuuro
Read More »TURKIGA OO TABABAR SIINAYA CIIDAMADA DOWLADDA SOOMAALIYA
Madaxweynaha Turkiga Abdullah Gül ayaa sheegay in iminka ay xooga saarayaan sidii Soomaaliya ay u heli laheyd ciidamo karti iyo dadaal u leh xaqiijinta ammaanka guud ahaan dalka Soomaaliya marka laga soo tago gacansiinta
Read More »Golaha wasiirada Soomaaliya oo amar ku bixiyey in la joojiyo lacagaha laga qaado Dekadda Muqdisho, ansixiyeyna…
Shir ay shalay ku yeesheen magaalada Muqdisho Golaha Wasiirada oo uu shir gudoominayey Ra’isul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa waxaa looga hadaly arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin amniga, miisaaniyadda
Read More »GUDOOMIYAHA BAARLAMANKA OO SHARAXAAD KA BIXIYAY SOCDAALKII MADAXWAYNAHA EE TURKIGA UU KU AADAY
Prof: Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ka warbixiyay Safarkii Madaxwaynaha soomaaliya uu ugu ambabaxay dalka Turkiga. Jawaari oo Warbaahinta kula hadlay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa tilmaamay in socdaalka wafdiga Madaxwaynaha ay tahay sidii
Read More »WAFDI UU HOGAAMINAYO MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GOORDHAW KA DUULAY MUQDISHO
Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gordhaweyd ka duulay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho. Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hogaaminayo ayaa waxaa la socday wasiirka arimaha dibada,Wasiirka Gaashaandhiga,Wasiirka maaliyada Xukuumadda Soomaaliya. Garoonka
Read More »