All posts by jiinka »
TACSI TIIRAANYO LEH “Innaa Lillaahi Wa innaa Ilayhi Raajicuun”
Tacsi Tiiraanyo leh Maamulaha, iyo hawl wadeenada Shabakadda JIINWABI.NET, waxay tacsi murugo xanbaarsan udirayaan, Eheladii iyo Qaraabadii uuka tagay, Allaha u naxariistee: Sheekh Amiinullaah, oo bishan 19keedii ku geeriyoodey hoygiisa oo ku yaala degmada
Read More »Koobka Madaxweynaha: Kooxda ELMAN oo Baacsatay Kooxda MARKA STARS, kuna dardartay 4 Gool.
Cayaar ka tirsaneyd tartanka koobka Madaxweynaha ee kasocda magaalada Jeddah, ayaa waxay ku dhexmartay garoonka Al-Taraji labada kooxood ee ELMAN Vs. MARKA STARS, kuwaasi oo kawada tirsan groupka labaad. Ciyaarta ayaa ahayd mid degan
Read More »Xiddigaha MAKAROONA oo Xalay la hoyday Koobkii lagu maamuusayey Halyey Sheekh Cabdi Abanuur “Sh. Cabdi Taraafiko”.(Sawiro)
Xaflad lagu soo gabagabeynayey tartan dhowr bilood ka socday magaalada Jeddah oo lagu maamuusayey Allaha unaxariistee Halyey Sheekh Cabdi Abanuur “Sh. Cabdi Taraafiko” ayaa xalay ka dhacday garoonka ALTARAJI ee xaafada Sharafiyah, iyadoo ay
Read More »Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Maanta Booqday Qunsuliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Jeddah.
Sii hayaha Qunsuliyadda Guud ee Soomaaliya Mudane Daahir Axmed Wehliye iyo Shaqaalaha Qunsuliyadda ayaa maanta si wacan ugu soo dhaweeyay Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud iyo Wafdigii uu hogaaminayey
Read More »Baarajab”Shirka ciyaaraha Youth Olympic Games 2014 wuxuu kusoo dhamaadey Guul waxaana kusoo bandhigney Midabka Calankeena “Sawirro”
Waxaa Maalin ka hore lagu soo gabogabeeyey dalka China Shir iyo seminaar ku saabsan diyaar garowga iyo qorshayaasha tartanka caalamiga ah ee ciyaaraha Youth Olympic Games 2014,kaasi oo bisha Ogosto ee sanadkaan ka furmi
Read More »Banaanbax ka dhacay degmada Kaxda oo looga soo horjeedo go’aankii ka saarista degmooyinka G.Banaadir
Banaanbax weyn oo looga soo horjeedo go’aankii Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Muungaab ee ahaa ka saaristii degmada Kaxda, degmooyinka ka tirsan gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacay deegaanka Kaxda oo Madaxweynihii hore ee dalka Sheekh
Read More »Dagaalo Kasoo Cusboonaaday Gobolka Alanbaar ee Dalkaasi Ciraaq.
Magaalada Abuu Gureyb iyo Zeydaan ayaa dagaalo ba’an ay isaga horyimaadeen ciidamada Ciraaq iyo xoogaga hubeysan ee Qabaa’ilka dega Gobolka Alanbaar. Sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada dalka Ciraaq, islamarkaana hogaaminayey guutada 17-aad ayaa
Read More »Koobka Madaxweynaha: Xiddigaha KAKANE oo Dhulka lagalay Xiddigaha HORSEED. (Sawiro)
Ciyaar ka tirsaneyd tartanka Koobka Madaxweynaha ayaa Xalay ka dhacday garoonka ALTARAJI ee xaafada Sharafiyah, iyadoo ay iswada arkeen kooxaha Xiddigaha Kakane Vs Xiddigaha Horseed. Cayaartan ayaa kamid ahayd tartankii ay soo qaban qaabiyeen
Read More »Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Soomaaliya oo Furay tartanka Koobka Madaxweynaha ee Jaaliyadda Jeddah.
Tartan loogu magac daray Koobka Madaxweynaha ayaa Xalay ka furmay garoonka “Accademy of Barazil” ee maagalada JIDDAH, iyadoo ay kasoo qeyb galeen kooxo gaaraya 10 kooxood oo loo qeybiyay laba qeybood. Furitaanka tartankan ayaa
Read More »