TACSI TIIRAANYO LEH “Innaa Lillaahi Wa innaa Ilayhi Raajicuun”

jiinka April 26, 2014 Comments Off
TACSI TIIRAANYO LEH “Innaa Lillaahi Wa innaa Ilayhi Raajicuun”

Tacsi Tiiraanyo leh

Maamulaha, iyo hawl wadeenada Shabakadda JIINWABI.NET, waxay tacsi murugo xanbaarsan udirayaan, Eheladii iyo Qaraabadii uuka tagay, Allaha u naxariistee: Sheekh Amiinullaah, oo bishan 19keedii ku geeriyoodey hoygiisa  oo ku yaala degmada xamar jabjab, kadib isagoo in mudo xanuunsanaa.

Waxaan EEBE ugu baryaynaa inuu Janadii Firdowsa ka waraabiyo, Eheladii iyo Qaraabadii uu ka tagayna Samir iyo Iimaan naga siiyo. Allahuma aamiin.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

Comments are closed.