All posts by jiinka »

Jowhar Oo Ka Dhacayn Dibadbax MSF Ka Bixida Dalka

Jowhar Oo Ka Dhacayn Dibadbax MSF Ka Bixida Dalka

jiinka August 19, 2013 Comments Off

Isku soo bax lagu muujinayay sida dadweynaha ku nool gobalka Shabelaha Dhexe ay uga xunyihiin ka bixitaankii hay’adda M.S.F ee Dalka Soomaaliya ayaa lagu Qabtay magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Sh/ Dhexe.   Dadka

Read More »
Qarax Kismaayo Lagula Eegtay Ciidamada A.Madoobe

Qarax Kismaayo Lagula Eegtay Ciidamada A.Madoobe

jiinka August 19, 2013 Comments Off

Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay Magaaladaasi.   Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa waxaa lala eegtay baabuur ay wateen ciidanka Axmed Madoobe

Read More »
Deeqaha Waxbarasho Oo Ay Ka Warbixisay Wasaarada Adeega Bulshada

Deeqaha Waxbarasho Oo Ay Ka Warbixisay Wasaarada Adeega Bulshada

jiinka August 17, 2013 Comments Off

Wasaaradda Adeegga Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa faahfaain ka bixisay halka ay marayaan howlaha diiwaan gelinta Ardayda Imtixaanaadka ugalaya Deeqaha Waxbarasho ee dowladda Soomaaliya ay ka heshay Dalalka Suudan iyo Yemen   Agaasimaha Waaxda

Read More »
Tuulada Beerrey Oo Ka Fatahay Wabiga Shabeelle

Tuulada Beerrey Oo Ka Fatahay Wabiga Shabeelle

jiinka August 17, 2013 Comments Off

Wabiga Shabeelle oo ku soo fatahay tuulada Beerrey ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa baab’iyay beero ku yaalla tuuladaas. Cabdullaahi Mayow Nuur oo ka mid ah dadka beeraleyda ayaa Jiin-webi u sheegay in fatahaadda ay

Read More »
Injineer Axmed Shariif Oo Degmada Shibis Lagu Dilay

Injineer Axmed Shariif Oo Degmada Shibis Lagu Dilay

jiinka August 17, 2013 Comments Off

Kooxo hubaysan ayaa Degmada Shibis ee Gobalka Banaadir ku dilay nin farsamayaqaan ahaa oo ka tirsanaa Wasaarada Warfaafinta. Dilkan ayaa dhacay xilli Farsamayaqaankaan uu kusoo jeeday goobtiisa shaqada kana soo ambabaxay hooygiisa uu ka

Read More »
Go’aanka MSF Oo Ay Ka Hadlayn Golaha Wasiirada

Go’aanka MSF Oo Ay Ka Hadlayn Golaha Wasiirada

jiinka August 16, 2013 Comments Off

Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, iyadoo looga dooday qodobo dhowr ah oo ay ka

Read More »
Baydhabo Oo Ay AMISOM Gaysay Boolis

Baydhabo Oo Ay AMISOM Gaysay Boolis

jiinka August 16, 2013 Comments Off

Ciidamo boolis ah oo ka socda howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.   Taliyaha booliska ee gobolka Baay, Korneel Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa Saxaafada u

Read More »
Qarax Miino Oo Kismaayo Ka Dhacay

Qarax Miino Oo Kismaayo Ka Dhacay

jiinka August 16, 2013 Comments Off

Suldaan C/qaadir Sheekh Axmed oo kamid ahaa Salaadiinta ku sugan Kismaayo ayaa geeriyooday kadib markii maanta gaari uu la socday qarax miino uu ku haleelay Xaafada Siinaay oo kamid ah xaafadaha magaalada Kismaayo ee

Read More »
Wiish Stadium Oo Loo Bixiyay Garoonka Ex Luujino

Wiish Stadium Oo Loo Bixiyay Garoonka Ex Luujino

jiinka August 16, 2013 Comments Off

Munaasabadan oo ahayd mid magaca looga badalayay garoonka kubadda koleyga ee Ex Luujino oo loogu magac daray Aadan Xaaji Yeberow Wiish oo ahaa guddoomiyihii gudiga Olombikada soomaaliyeed oo ku geeriyooday qaraxii ka dhacay golaha

Read More »