war »

Ururka NUSOJ oo maanta kulan wada tashi ah  suxufiyiin Soomaaliyeed ugu  qabatay magaalada Muqdisho

Ururka NUSOJ oo maanta kulan wada tashi ah suxufiyiin Soomaaliyeed ugu qabatay magaalada Muqdisho

jiinka February 18, 2013 Comments Off

Kulan looga hadlayay Horumarka iyo Xeerka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa waxa uu ka dhacay Magaalada Muqdisho kaasoo ay ka soo qayb galeen ku dhawaad Boqol Saxafi oo ka  kala Howl gala Warbaahinta dalka qaybaheeda Gaar

Read More »
Maraakiib Dagaal Oo Xeebaha Soomaaliya Ku Soo Wajahan

Maraakiib Dagaal Oo Xeebaha Soomaaliya Ku Soo Wajahan

jiinka February 17, 2013 Comments Off

Sida ay baahiyeen jaraidyada kasoo baxa wadanka Shiinaha ayaa lagu sheegay in maraakiib dagaal oo laga leeyahay wadankaasi ay u soo socdaalen dhanka xeebaha wadanka Soomaaliya   kuwaasi oo howlgalka NATO ee la dagaalanka

Read More »
Naadiga GODEY oo Dhulka lagalay AZUURA, iyo MARKA STARS oo 4 Gool ugu awood sheegtay FC-ROYAL.

Naadiga GODEY oo Dhulka lagalay AZUURA, iyo MARKA STARS oo 4 Gool ugu awood sheegtay FC-ROYAL.

jiinka February 17, 2013 Comments Off

Cayaaro katirsan tartanka Koobka SULEYMAAN COLAAD ROOBLE ayaa maanta ka dhacay garoomada Sharafiyah ee magaalada Jeddah, kadib markii jimcihii hore ay u istaageen geeri soo gashay mid kamida garsoorayaashii tartanka.   GODEY Vs AZUURA

Read More »
Ururka Saxafiyiinta  {NUSOJ} Kulankii Ra’iisul Wasaaraha Uu La Qaatay Warbaahinta

Ururka Saxafiyiinta {NUSOJ} Kulankii Ra’iisul Wasaaraha Uu La Qaatay Warbaahinta

jiinka February 17, 2013 Comments Off

Xoghayaha Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee Nusoj Cumar Faaruuq Cismaan oo Maanta Lahadlay saxaafada ayaa waxa uu ka hadlay Qaabka Wada shaqayn u Dhexmari lahayd Warbaahinta iyo Dowladda.   Cumar Faaruuq ayaa waxa uu

Read More »
Dagaal Cadale Ka Dhacay Ee Gobolka Sh.Dhexe

Dagaal Cadale Ka Dhacay Ee Gobolka Sh.Dhexe

jiinka February 17, 2013 Comments Off

Degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay fiidkii uu dagaal ka dhacay tuulada Xagareey oo ka tirsan degmada Cadale. Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa saxaafada u sheegay inuu dagaalka

Read More »
Ra’iisul Wasaaraha Oo Maanta Kormeer U Tagay Xeryaha Ciidanka Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Oo Maanta Kormeer U Tagay Xeryaha Ciidanka Soomaaliyeed

jiinka February 16, 2013 Comments Off

R/wasaaraha Xukuumaadda Soomaaliya oo ay wehliyaan xubno ka tirsan wasiiradiisa ayaa maanta Kormeeray qaar ka mid ah xeryaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho.   Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” R/wasaaraha

Read More »
Somalia car-bomb kills one person

Somalia car-bomb kills one person

jiinka February 16, 2013 Comments Off

At least one person was killed on a car bomb in the latest of a string of attacks in Somalia’s war-ravaged capital, set off outside a popular beachside restaurant, police said.   “We have

Read More »
Degaanka Buulo-Gaduud Oo La Wareegay Ciidamada Dowlada & Kuwa AMisom

Degaanka Buulo-Gaduud Oo La Wareegay Ciidamada Dowlada & Kuwa AMisom

jiinka February 16, 2013 Comments Off

Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ay maanta qabsadeen deegaanka Buulo-Gaduud oo 30 km u jirta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka.   Deegaanka Buulo-gaduud ayaa horey waxaa gacanta

Read More »
Qarax Ka Dhacay Afaafka Hore Xeebta Liido Ee Magaalada Muqdisho[Sawiro]

Qarax Ka Dhacay Afaafka Hore Xeebta Liido Ee Magaalada Muqdisho[Sawiro]

jiinka February 16, 2013 Comments Off

Qarax Goor dhow kadhacay Goob Maqayad oo kutaalo Xeebta dheer Liido ee Degmada Cabbdi Casiis ee Gobolka Banaadir.   Qaraxa ayaa kadhacay Banaanka hore ee maqaayad kutaalo xeebta dheere ee liido waxaan lasheegay in

Read More »
Kulan Golaha Amaanka QM Ay Kaga Hadleyn Xaalada Soomaaliya

Kulan Golaha Amaanka QM Ay Kaga Hadleyn Xaalada Soomaaliya

jiinka February 15, 2013 Comments Off

Xubnaha golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa kulan ay isku yimaadeen oo ka dhacay xaruntooda,   Xubnaha golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa kulan ay isku yimaadeen oo ka dhacay xaruntooda New York ee

Read More »