Sida ay baahiyeen jaraidyada kasoo baxa wadanka Shiinaha ayaa lagu sheegay in maraakiib dagaal oo laga leeyahay wadankaasi ay u soo socdaalen dhanka xeebaha wadanka Soomaaliya
kuwaasi oo howlgalka NATO ee la dagaalanka burcad badeda Soomaalida ku biiraya.
Maraakibtaan ayaa la sheegay in ay kasoo baxeen bariga wadankaasi Shiinaha iyagoona soo mari doona Gacanka Adan inta aysan soo gaarin biyaha Soomaaliya.
Xeebaha Soomaaliya waxa kusugan maraakiib shisheeye oo laga leeyahay wadamada caalamka oo doonaya in ay ha kiyaan dhibaatada kooxda burcad badeda Soomaalida.
cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com
Comments are closed.