war »

Gudiga farsamada barlamaanka cusub oo aqoonsiyo siinaya xubnaha ay soo xuleen

Gudiga farsamada barlamaanka cusub oo aqoonsiyo siinaya xubnaha ay soo xuleen

jiinka August 18, 2012 Comments Off

gudiga farsamada barlamaanka cusub ayaa waxaa uu wadaa qorshe uu aqoonsiyo ku siinayo xubnaha ay soo gudbiyeen habeenkii xalay… Gudiga farsamada soo xulista baarlamaanka cusub ee Soomalia oo saacado kahor soo gudbiyay liiska magacyada

Read More »
Beesha Caloofi ee Gaaljecel oo Shaaca ka qaaday inay duubaneyso Ugaas cusub.

Beesha Caloofi ee Gaaljecel oo Shaaca ka qaaday inay duubaneyso Ugaas cusub.

jiinka August 18, 2012 Comments Off

Kulan balaaran oo ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Xildhibaano, Siyaasiyiin, Aqoonyahno, Culimaa’udiin, Haween, Dhalinyaro, Indheergarad iyo qeybaha kala duwan ee beelsha Caloofi oo ka mid ah beelweynta Gaaljecel ayaa waxay shaaca uga qaadeen inay

Read More »
liiska Baarlamaanka Cusub oo Hor dhac ah

liiska Baarlamaanka Cusub oo Hor dhac ah

jiinka August 18, 2012 Comments Off

Guddiga Farsamada Soo xulista Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saarey 202 xildhibaan kuwaas oo buuxiyey shuruudihii Xildhibaanimo, waxaana dhiman 73 Xildhibaan kuwaas oo dib loogu celiyey Odoyaashii soo xuley si ay u soo

Read More »
Odayaasha dhaqanka “Beesha caalamka ayaa caqabad ku ah soo xulista baarlamaanka cusub”

Odayaasha dhaqanka “Beesha caalamka ayaa caqabad ku ah soo xulista baarlamaanka cusub”

jiinka August 17, 2012 Comments Off

Malaaq Maxamed Yacquub oo ka mid ah Odayaal iyo waxgarad kulan shalay la qaatay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qabilsan Soomaaliya Mahiga ayaa sheegay inay u gudbiyeen in beesha caalamka ay ka

Read More »
Kulan lagu taageerayay Musharax Farmaajo oo maanta Muqdisho ka dhacay

Kulan lagu taageerayay Musharax Farmaajo oo maanta Muqdisho ka dhacay

jiinka August 17, 2012 Comments Off

Kulanka ayaa ahaa mid ay ka qayb galeen qaybaha kala duwan ee Bulshada rayidka ah waxana looga hadlayay sidii hogaan hagaagsan ee samata bixiya Shacabka Soomaaliyeed u hanan lahaa dalka. Waxaana taageero loogu muujinayay

Read More »
Munaasabad lagu taageerayay Musharax C/laahi Axmed Caddow oo maanta Muqdisho lagu qabtay

Munaasabad lagu taageerayay Musharax C/laahi Axmed Caddow oo maanta Muqdisho lagu qabtay

jiinka August 17, 2012 Comments Off

Munaasabad lagu taageeraya musharax C/laahi Axed Caddow ayna kasoo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee Bulashada Ururada Dhalinyrada ka jira dalka Fanaaniin iyo Abwaano iyo sidoo kale Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa maanta

Read More »
DOWLADDA KMG AH OO SI RASMI AH U DHAMEYSTIRTAY MAAMULKA GOBOLKA SH/DHEXE (MAGACYADA XUBNAHA LA MAGACAABAY)

DOWLADDA KMG AH OO SI RASMI AH U DHAMEYSTIRTAY MAAMULKA GOBOLKA SH/DHEXE (MAGACYADA XUBNAHA LA MAGACAABAY)

jiinka August 16, 2012 Comments Off

Wareegto ka soo baxday Wasaaradda arrimaha gudaha Dowladda KMG ah ayaa lagu magacaabay xubnihii ka dhinaa maamulka Gobolka Sh/dhexe, waxaana wareegtadaasi laga akhriyay munaasabad ka dhacday xarunta Wasaaradda arrimaha Gudaha, halkaasi oo ay goobjoog

Read More »
AMISOM urges all forces in Somalia to spare civilians

AMISOM urges all forces in Somalia to spare civilians

jiinka August 16, 2012 Comments Off

AFRICAN UNION UNION AFRICAINE Nairobi‐August 16th, 2012; The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission for Somalia, Ambassador Boubacar Diarra, has reiterated AMISOM’s efforts to mainstream the protection of the civilian

Read More »
Madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha dowladda KMG oo hadalo kulul isweydaarsaday iyo khilaafka u dhaxeeya oo gaaray…

Madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha dowladda KMG oo hadalo kulul isweydaarsaday iyo khilaafka u dhaxeeya oo gaaray…

jiinka August 16, 2012 Comments Off

Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo shalay dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib martkii uu ka soo qeybgalay shirkii dalalka Islaamka ee ka dhacay dalka Sacuudiga ayaa shir jaraa’id

Read More »
Dowladda Yugandha oo sheegtay inay dib u dhigtay howlgal ay ka fulin laheyd Soomaaliya, ciidamadeedana kala baxeysa…

Dowladda Yugandha oo sheegtay inay dib u dhigtay howlgal ay ka fulin laheyd Soomaaliya, ciidamadeedana kala baxeysa…

jiinka August 16, 2012 Comments Off

Dowladda Yugandha ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday inay dib u dhigtay howlgal military oo ay ciidamadeeda ka fulin lahaayeen gudaha dalka Soomaaliya ka dib markii sida ay sheegtay ay burbureen 3 ka

Read More »