Munaasabad lagu taageeraya musharax C/laahi Axed Caddow ayna kasoo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee Bulashada Ururada Dhalinyrada ka jira dalka Fanaaniin iyo Abwaano iyo sidoo kale Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa maanta waxa ay ka dhacaday Magaalada Muqdisho..
Munaasabaddan ayaa aheyd mid lagu taageerayay musharaxa u taagan Xilka Madaxtinimo ee Dalka Soomaliya ayaa ugu horeyn waxa ka hadlay Gudoomiyaha Ururka Midnimo Axmed Nuur Aadan wuxuuna sheegay in kulanka maanta ay iyagu ay soo qaban qabiyeen si ay u muujiyaan taageerada ay u hayaan musharax C/laahi Axed Cadoow
Sidoo kale waxaa goobtaasi ka ahadlay Safiirka u fadhiya Soomaaliya Dalka Fransa Maxamed Ibraahin Cawaale waxaana uu sheegay in uu kamid yahay Dadka sida aadka ah u taageeraya Musharaxa .
Modooyinkii dambe waxaa Muqdisho soo gaarayay Siyaasiyiin badan kuwaasi oo qarkood ay shaaciyeen in ay yihiin Musharixiin u taagan xilka Madaxtinimada Wadanka Soomaaliya.
Sikastaba muqdisho waxaa ku sugan Musharixiin aad u badan ku waas oo sheegay in isbadal ay u horseedayaan dalka kana shaqeynayaan
Sidii xasi looni ay uga dhalin lahaayeen soomaaliya balse lama oga in hadii ay qabtaan xilka Madaxtinimo ee dalka ay ka dhabeyn doonaan balan qaadyadooda iyo in kale.
C/rashiid C/laahi Xeydar
Rashiid123@gmail.com
www.jiinwebi.net
Mogadisho Somalia
Comments are closed.