war »

We will forever be grateful, says Somalia President

We will forever be grateful, says Somalia President

xeydar October 6, 2012 Comments Off

The people of Somalia will forever be grateful to Kenya for helping them liberate Kismayu and other towns in the south of the war-torn country. This is the passionate message to Kenyans from Somalia

Read More »
WAR DEGDEG AH:- Madaxweynaha Soomaaliya oo magacaabay Ra’isal wasaare cusub

WAR DEGDEG AH:- Madaxweynaha Soomaaliya oo magacaabay Ra’isal wasaare cusub

xeydar October 6, 2012 Comments Off

Raysul wasaaraha cusub ee Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Sabti ah u magacaabay Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) raysul wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa

Read More »
Afhayeenka ururkan Raaskambooni:- Madaxweynaha Soomaaliya xaq uma laha inuu maamul u sameeyo Kismaayo

Afhayeenka ururkan Raaskambooni:- Madaxweynaha Soomaaliya xaq uma laha inuu maamul u sameeyo Kismaayo

xeydar October 6, 2012 Comments Off

Ururka Raaskambooni oo ka mid ah xoogaggii gacanta ku siiyey ciidamada Kenya iyo kuwa Soomaaliya qabsashadii magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka  Jubbada hoose ayaa sheegay in maamul u sameynta magaalada Kismaayo aysan aheyn mid

Read More »
Dowladda Kenya oo shaacisay tirada guud ee uga dhimatay Soomaaliya iyo kuwo nolol lagu layahay, Qaramada Midoobayna kala hadashay

Dowladda Kenya oo shaacisay tirada guud ee uga dhimatay Soomaaliya iyo kuwo nolol lagu layahay, Qaramada Midoobayna kala hadashay

xeydar October 6, 2012 Comments Off

Ra’isul wasaaraha dalka Kenya Raila Odinga ayaa sheegay in wadahadal uu socdo dowladda Kenya iyo Qaramada Midoobay kaas oo ku saabsan dhaqaalihii ku bixi lahaa ciidamada dowladda Kenya ee qeybta ka ah ciidamada Midowga

Read More »
Xaflad balaaran oo lagu soo dhaweeyey Boqorka beesha Jareerweyne ayaa lagu qabtay Somaliland Magaaladda Hargeysa

Xaflad balaaran oo lagu soo dhaweeyey Boqorka beesha Jareerweyne ayaa lagu qabtay Somaliland Magaaladda Hargeysa

xeydar October 5, 2012 Comments Off

Xaflad balaaran oo lagu soo dhaweynayey Sudlaanka guud ee beelaha jareerweyne ee deggan Somaliland ayaa lagu qabtay Hoteka Maroodijeex ee bariga magaalada Hargeysa.munaasibadda xadladdaasi oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay

Read More »
Saraakiisha ciidamada huwanta ee dhawaan Kismaayo kala wareegay kooxihii Alshaab oo ku hawlan miino saakra magaalada

Saraakiisha ciidamada huwanta ee dhawaan Kismaayo kala wareegay kooxihii Alshaab oo ku hawlan miino saakra magaalada

xeydar October 5, 2012 Comments Off

Ciidamada huwata ah ee magaalada Kismaayo dhawaan kalawareegay kooxihii Alshabaaka ayaa ku hawan nadiifinta magaalada kismaayo sida waxyaabaha qarxa ama Miinooyinka dhulkal lagu aaso oo ay uga shaki qabaan inay kooxahaasi magaaldada ku aaseen

Read More »
Tiro Haween Soomaaliyeed ah oo laga sii daayay Xabsiga Al-Khumus ee dalka Libya.

Tiro Haween Soomaaliyeed ah oo laga sii daayay Xabsiga Al-Khumus ee dalka Libya.

xeydar October 5, 2012 Comments Off

(Tripoli:Libya):20 Haween Somaaliyeed ah oo isugu jira kuwa uur leh iyo kuwa xanuunsan ayaa laga sii daayay   Xabsiga Al-Khumus oo 120-KM u jira magaalada Tripoli ee caasimadda Libya. Waxaa haweenka la sii daayay

Read More »
MADAXWEYNAHA DALKA KENYA OO KA HADLAY QABSASHADII MAGAALADA KISMAAYO

MADAXWEYNAHA DALKA KENYA OO KA HADLAY QABSASHADII MAGAALADA KISMAAYO

xeydar October 5, 2012 Comments Off

Madaxweynaha Dalka Kenya Mwaki kibaki oo ka hadlayay Arimaha Soomaaliya ayaa markale ku celiyay in si weyn loo adkeeyo Ammaanka Wadanka Kenya Madaama uu sheegay in ay dhici karaan weeraro Argagxiso oo ka dhacay

Read More »
UK promises Somalia solid partnership

UK promises Somalia solid partnership

xeydar October 5, 2012 Comments Off

Britain will help Somalia build a more stable and prosperous future by boosting its public services and operations, officials said. International Development Secretary Justine Greening and minister for Africa Mark Simmonds made the announcement

Read More »
Dowladda Ingiriiska oo sheegtay inay si toos ah ula macaamileyso dowladda Soomaaliya

Dowladda Ingiriiska oo sheegtay inay si toos ah ula macaamileyso dowladda Soomaaliya

xeydar October 5, 2012 Comments Off

Dowladda Ingiriiska ayaa ku dhawaaqay inay 38-milyan oo Pound oo lacagta Ingiriiska ah ku caawineyso dowladda cusub ee Soomaaliya si wax looga qabato dhinacyada ammaanka, horumarinta adeegyada bulshada iyo cadaaladda, ka dib markii wafdi

Read More »