war »

XUBNO KA TIRSAN BAARLAMAANKA SOOMAALIYA OO BOOQANAYA MAGAALADA GAZA..

XUBNO KA TIRSAN BAARLAMAANKA SOOMAALIYA OO BOOQANAYA MAGAALADA GAZA..

jiinka November 22, 2012 Comments Off

Xubno ka tirsan Baarlamanka Carabta oo ay ka mid tahay Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay u ambabaxaan magaalada Qaza si falastiiniyiinta ay ugu muujiyaan sida ay uga xunyihiin dhibaatada soo gaartay.   Xildhibaan

Read More »
Golaha Wasiirada oo kulan koodii ugu Horeeyey Maanta Yeeshtey

Golaha Wasiirada oo kulan koodii ugu Horeeyey Maanta Yeeshtey

jiinka November 22, 2012 Comments Off

Kulankani oo ah kii ugu horeeyey ee ay yeeshtaan golaha Wasiirada xukuuma Saacid ayaa maanta waxa ay ku yeeshteen Xafiiska Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya iyadoona la sheegey inuu shirgoominayey Ra’iisulwasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid.

Read More »
Soomaaliya oo Xaadirtay Shirka Kubadda Koleyga Africa

Soomaaliya oo Xaadirtay Shirka Kubadda Koleyga Africa

jiinka November 22, 2012 Comments Off

Madaxda Xiriirada Kubada Koleyga Qaarada Africa ayaa Maalintii shalay Shir Balaaran ugu furmay Magaalada Qaahira ee dalka Masar.   kaasi oo loogu hadlayo wax qabadka Xiriirada Kubada Koleyga Africa.   Isbadalada ay Xiriirada Kubada

Read More »
Wasiirka Wasaarada Howlaha guud iyo Dib u Dhiska oo kormeer ku Tagay Dekada iyo Airporka

Wasiirka Wasaarada Howlaha guud iyo Dib u Dhiska oo kormeer ku Tagay Dekada iyo Airporka

jiinka November 21, 2012 Comments Off

Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy Wasiirka Wasaarada Howlaha guud iyo dib u dhiska oo ay wehliyaan agaasimaha Guud Wasaarada Gaadiidk Cirka, Dhulka, Badda & Dekadaha iyo masuuliyiin kale. Ayaa maanta waxa uu kormeer ku tagey Dekada

Read More »
Wariyaha idaacadda BBC-da uga soo warama Muqdisho oo La  Xiray

Wariyaha idaacadda BBC-da uga soo warama Muqdisho oo La Xiray

jiinka November 21, 2012 Comments Off

Weriyihii BBC-da Laanta ku hadasha Afka Soomaaliga ee Muqdisho Ibraahim Maxamed Aaden ayaa Maanta oo arbaco ah xabsiga loo taxaabay kadib markii Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ay ku eedeysay inuu kasii daayay BBC-da war

Read More »
Wasiirka gaashandhigga oo kulan la qaatay wafdi ka socday UK

Wasiirka gaashandhigga oo kulan la qaatay wafdi ka socday UK

jiinka November 21, 2012 Comments Off

Wasiirka wasaaradda difaaca dalka ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday dowladda Britain kuwaas oo uu kala hadlay xiriirka labada dowladood.   Kulanka uu la qaatay wasiirka difaaca dalka wafdiga ka socday dowladda

Read More »
Somalia appoint new head coach

Somalia appoint new head coach

jiinka November 20, 2012 Comments Off

Sam Ssimbwa has been appointed as the new coach of the Somalia national football team. He will manage the squad at the Cecafa Tusker Challenge Cup that kicks off next weekend in Kampala to

Read More »
Somalia: MSF responds to acute malnutrition on outskirts of Mogadishu

Somalia: MSF responds to acute malnutrition on outskirts of Mogadishu

jiinka November 20, 2012 Comments Off

One in four children living in camps on the outskirts of the Somali capital are malnourished, according to an assessment conducted by Médecins Sans Frontières (MSF).   In response to the critical situation, a

Read More »
Wasiirka Howlaha guud iyo Gaadiidka Badda iyo Dekedaha oo maanta xilka kala wareegay

Wasiirka Howlaha guud iyo Gaadiidka Badda iyo Dekedaha oo maanta xilka kala wareegay

jiinka November 20, 2012 Comments Off

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Howlaha guud iyo Gaadiidka Badda iyo Dekedaha. Muxudiin Maxamed Kaalmooy ayaa maanta xilka kala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaarada Gaadiidka Cirka, Badda iyo Dhulka. Aadan C/llaahi Aadan, kaddib markii maanta

Read More »
MADAXWEYNAHA OO KULAN LA QAATAY WAFDI KA SOCDAY QARAMADA MIDOOBAY

MADAXWEYNAHA OO KULAN LA QAATAY WAFDI KA SOCDAY QARAMADA MIDOOBAY

jiinka November 20, 2012 Comments Off

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday laamaha kala duwan ee Qaramada Midoobay.   “UN-ku dadaallo ayuu ku bixiyey Soomaaliya, ummadda Soomaaliyeed aad

Read More »