war »
Xiisada ka Taagan Beled Xaawo Iyo Gurmad Gaaray Degmadaas..
Dhaqaaq iyo xiisad dagaal ayaa saakay waxaa laga dareemayaa degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo oo maalintii shalay uu ka dhacay dagaal Saacado badan qaatay oo midba mar uu la wareegay degmada Beled-Xaawo. Wararka laga
Read More »EU apprehends then releases nine suspected pirates off Somalia
A boarding team from the Romanian frigate ROS Regele Ferdinand brings a group of suspected pirates and their skiff back to the Romanian warship. The suspects were apprehended off the coast of Somalia on
Read More »Stabilizing Somalia – a New Chapter Begins
Many people with a vested interest in a peaceful future for Somalia agree that strengthening and reforming the national security forces is essential to keeping the momentum going. The African Union is pushing for
Read More »SHIR LOOGA HADLAY HORMARINTA TIKNOOLOJIYADA & SAYNISKA OO SOOMAALIYANA AY KA QEYB GASHAY…
kulan ballaaran oo looga hadlayo qaabkii lagu hormarin lahaa jaamacadaha dunnida Muslimka dhinaca tiknoolojiyada iyo sayniska. Waa shirkii lixaad oo ay isugu yimaadaan wasiirrada tacliinta sare ee dowladaha dunnida Islaamka, oo markan ay dowladda
Read More »Deeqaha Dowlada kuwait oo ka mid ah dowladaha ugu Qanisan Dalalka Khaliijka Soomaaliyana gaar siindoonta Deeq…
Dowlada kuwait oo ka mid ah dowladha ugu Qanisan Dalalka Khaliijka ayaa waxay dalka Soomaaliya sanaddihii la soo dhaafay siisay Deeqo kala duwan tan iyo wixii ka danbeeyay abaarihii ka dhacay Soomaaliya sanadihii la
Read More »Maxaa bari kala heysta Xulalka Soomaaliya iyo Burundi…?
Waxaa maalinta Axada ah ka dhici doonta garoonka kubada cagta ee {Kampala stadium} Cayaar ka mid ah Cayaaraha Tar-tanka kubada cagta bariga iyo bartamaha Africa oo Sanadkan ay martigalinayso Uganda. waxaa socanay diyaar
Read More »Prof. Jawaari oo sheegay in ay ku dadaali doonaan soo celinta sharafta muwaadiniinta Soomaaliyeed
Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay ka go’an tahay iney ka shaqeeyaan sidii loo soo celin lahaa sharafta muwaadiniinta Soomaaliyeed. Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan {Jawaari} ayaa sheegay in Baarlamanka Soomaaliya ay ka go’antahay
Read More »WAR DEG DEG AH DAGAAL KA DHACAY DEGMADA DHARKENLEEY EE MAGAALADA MUQDISHO…
Dagaal u dhexeeya ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa iminka waxa uu ka socda degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho. xaafadda Suuq boocle ee degmadaas ayaa dagaalka uu salka ku hayo guri ku yaalla xaafadda
Read More »Rag lagu tuhmayo qaraxii & rabshadihii islii oo gacanta lagu dhigay
Booliska dalka kenya ayaa gacanta ku soo dhagay ragii kulugta lahaa qaraxii dhawaan ka dhacay xaafada islii ee Soomaalida ay dagto. Axadii losoo dhaafay gaari ay sarnaayeen dad rikaab ah ayaa waxaa ka
Read More »Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Daryeelka Qoyska Drs. Maryan Aweys Jaamac Oo Si Toos Ah Xilka U wareejisay
marka ay ahayd 19ka November 2012,si rasmi ah xilka ugu wareejisay Wasiirka cusub Drs. Maryan Qaasim Axmed. Wasaaraddan ayaa lagu magac daray Wasaaradda Horumarinta adeegga Bulshada Soomaaliyeed madaama ay mas’uuliyadeedu tahay inay ka shaqeeyso
Read More »