Monthly Archives: September 2013 »

wufuudi ka socday dalka Sweden Oo Madaxweyne Xasan Sheekh la kulmay

wufuudi ka socday dalka Sweden Oo Madaxweyne Xasan Sheekh la kulmay

jiinka September 4, 2013 Comments Off

Madaxweynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay wafdi ka socday dalka Sweden oo uu hoggaaminayay wasiirka horumarinta xiriirka caalamiga Gunilla Carlsson.   Labada mas’uul ayaa ka wadahadlay

Read More »
Axmed Madoobe oo sheegay inuu Magaalada Muqdisho booqasho ku tagayo

Axmed Madoobe oo sheegay inuu Magaalada Muqdisho booqasho ku tagayo

jiinka September 4, 2013 Comments Off

Hogaamiyaha Maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa sheegay dadka kasoo horjeeda maamulkiisana uu qancinayo,xitaa hadii ay doonayaan xilal uu ku qancinayo si xal looga gaaro arimaha maamulka Jubba.   Madaxweynaha maamulka KMG

Read More »
Ciimada AMISOM Ee ka Hawlgala Soomaaliya Oo Ay QM ku Baaqday in la taageero

Ciimada AMISOM Ee ka Hawlgala Soomaaliya Oo Ay QM ku Baaqday in la taageero

jiinka September 4, 2013 Comments Off

Qaramada Midoobay ayaa ku baaqeysa in ciidamada AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya lagu taageero saanad milateri oo ay ku jiraan diyaarado helikobtarro ah.   Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon ayaa sheegay

Read More »
Madaxweyne Xasan oo tagay Magalada Marka

Madaxweyne Xasan oo tagay Magalada Marka

jiinka September 3, 2013 Comments Off

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar dhinac dhulka ah ku tagay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose.   Madaxweyne Xasan ayaa u kuurgalaya xaaladda gobolka Shabeellaha Hoose iyo

Read More »
Dab Xoogan Oo ka kacay goob shidaal Isgoyska Banaadir lagu iibiyo

Dab Xoogan Oo ka kacay goob shidaal Isgoyska Banaadir lagu iibiyo

jiinka September 3, 2013 Comments Off

Dabka oo ahaa mid aad uxoogan ayaa wuxuu ku faafay goobo Ganacsi oo ka agdhawaa Keydka Shidaal ee uu dabka ka kadhacay , waxaana uu qabsaday uu sababay khasaare Hantiyadeed iyo mid Nafeed intaba.

Read More »
Jowhar oo Tababar uga furmay Inka badan 100 Macalin

Jowhar oo Tababar uga furmay Inka badan 100 Macalin

jiinka September 3, 2013 Comments Off

Inka badan 100 Macalin ayaa tababar uga furmay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Hose kadib markii ay ku guulaysteen Imtixaanaad la sheegay inay ku guulaysteen.   Madaxa Waxbarashada gobolka Shabellaha Hoose Yuusuf Maxamuud

Read More »
Shirweynaha Qaranka Oo ka Furmay Muqdisho

Shirweynaha Qaranka Oo ka Furmay Muqdisho

jiinka September 2, 2013 Comments Off

Magaalada Muqdisho oo goordhaw ka biloowday shirweynaha qaran ee looga hadlayo arimo dhowr ah. Waxaa goobta ku sugan ergo kala duwan oo ka qeybgalaysa shirka kuwaasi oo qaarkood ka kala yimid Gobalada dalka Soomaaliya

Read More »
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Heshiis Bankiga Islaamka Ku kala saxiixday Jeddah

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Heshiis Bankiga Islaamka Ku kala saxiixday Jeddah

jiinka September 2, 2013 Comments Off

Wafdiga Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” oo ku sugan magaaladda Jeddah ee Boqortooyadda Sucuudiga ayaa maanta waxaa ay Af-garad Buuxa (MOU) iyo Heshiis rasmi ahba (Agreement) ay la gaareen

Read More »
Jowhar oo gaaray Wufuud QM ka socda

Jowhar oo gaaray Wufuud QM ka socda

jiinka September 2, 2013 Comments Off

Wafdi ka socda hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe,   Xubnaha wafdiga ayaa kulan la qaatay madaxda maamulka degmada Jowhar oo ay kala hadleen xaaladda gobolka, gaar

Read More »
Safiir cusub oo Ethiopia u magacowday Soomaaliya

Safiir cusub oo Ethiopia u magacowday Soomaaliya

jiinka September 1, 2013 Comments Off

Dowladda Ethiopia ay u soo dirsatay Soomaaliya, Wondimu Asaminew oo waraaqihiisa aqoonsiga u dhiibaya madaxweynaha Soomaaliya, Dowladda Ethiopia ayaa Ambassador Wondimu Asaminew u magacowday inuu danjire uga noqdo dalka Soomaaliya.   Danjiraha cusub ee

Read More »