Monthly Archives: February 2013 »
Bam Lagu Weeraray Mid Ka Mid Ah Guriga Xildhibaanada Baarlamanka Somaaliya
Weerar loo adeegsaday bamka gacanta laga tuuro ayaa lagu qaaday guriga xidhibaan Cabdi Wali Mudeey oo kamid ah xidhibaanada barlamanka Soomaliya horeyna u ahaa gudoomiye ku xigeenka afayeenka barlamanka. Qaraxaasi oo ahaa mid
Read More »Qarax Ismiidaaminta Oo Ka Dhacay Magaalada Gaal-Kacyo[Sawiro]
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa ka dhacay qarax ismiidaamin ah kaasi oo lala eegtay taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska Maamulka Puntland. Qaraxa ayaa waxaa la sheegay inuu fuliyay ruux ismiidamiyay kaasi oo
Read More »Jareer in la doortaa jid weeye, Jagooyinka qaar in laga hor Joogsado jid daro weeye!!.
Inkastoo muddo aad u fog ay dadka Soomaaliyeed ku soo dhaqmayeen arrin ku saleysan kala sareysiinta dhinaca qabaa’ilada, iyadoo beelaha qaarkood la liidayo ayaa haatan sanado badan kaddib waxaa nasiib wanaag ah in arrimahaasi
Read More »Qarax Xoogan Oo Goor Dhow Magaalada Marka Ka Dhacay
Xaalada oo haatan ah Mid Kacsan Duleedka magaalada MArko ayaa goor dhow halkaasi ka dhacay qarax xoogan lala egtay Ciidamo dowlada katirsan oo kolonyo ah. Qaraxaan oo lasheegay in oo ahaa miinada dhulka
Read More »Duleedka Magaalada Baydhabo Oo Dagaal Ka Dhacay
Deegaanka Goof Gaduud ee Gobolka Bay ayaa ku soo waramaya in halkaasi maanta uu ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamada dowladda oo garab ka helaya kuwa Ithopia iyo Xarakada Al Shabaab. Dagaalka ayaa
Read More »Dowladda Soomaaliya Oo Lagu Wado Dalka Oo Dhan Iney Samayso Isbedelo Hogaanka Siyaasada
Todobaadyo is bedelo oo ay sameynayaan qaar ka mid ah hey’adaha dowladda, iyadoo is bedeladaan ay qeybta ugu weyn ay sameyn doonta hey’adaha amaanka dowladda. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib
Read More »Muxiyidiin Maxamed Kaalmooy Wasiirka Howlaha guud iyo dib u dhiska Dalka Oo Sheegay In Turkiga Ay Muqdisho Ka Dhisayaan Garoon Duyuuradeed Oo Cusub Caalamina Ah[Sawiro]
Garoonkan oo laga dhisi doono dhulka banaan oo ku yaala inta u dhexeysa magaalada Muqdisho iyo degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe waxaa si rasmi ah loo dhagax dhigi doonaa bisha soo socota Maarso,
Read More »Horyaalkii 4aad Ee Kubadda Koleyga U Dhaxeesay Kooxda Horseed & Heegan
Garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee Magaalada Muqdisho ayaa ciyaartii kama dambeysta Horyaalka 4aad ee Kubadda Gacanta waxaa isku haleelay gabdhaha Horseed iyo Heegan , Waxaana si xarago leh markii afaraad koobka gacanta ugu
Read More »Ra’iisul Wasaaraha Oo Maanta Saminaar Si Rasmi Ah U Furay Looga Hadlay Xeerka Isgaarsiinta Iyo Warbaahinta
Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta furay siminaar looga doodayo xeerka isgaarsiinta iyo warbaahinta oo ay diyaarisay wasaaradda warfaafinta, boostada, isgaarsiinta iyo gaadiidka. Siminaarka oo soconaya muddo labo cishe
Read More »Bosaaso Oo Ay Is Rasaaseyn Ku Dhexmartay Booliiska IYo Kooxo Burcad AH
Rasaas xoogleh oo socotay muddo ayaa xalay magaalada Bosaaso ku dhexmaray kooxo hubeysan oo burcad ah iyo Ciidamada Booliiska. Kooxda Burcada ah ayaa isla xalay magaalada gudaheeda ku dhacay gaari uu leeyahay nin
Read More »