Monthly Archives: February 2013 »

Degmada Leego Ee Gobolka Sh. Hoose Oo Maanta La Wareegay Ciidamada Dowlada & Kuwa AMisom

Degmada Leego Ee Gobolka Sh. Hoose Oo Maanta La Wareegay Ciidamada Dowlada & Kuwa AMisom

jiinka February 25, 2013 Comments Off

Ciidamada dowlada iyo kuwa amisom oo is garab sanaya ayaa maanta la wareegay degaano hor leh oo hoos yimaada degmada leego ee gobolka shabelada hoose.   kuwa AMISOM iyo Ciidamada dowladda Soomaaliya oo is

Read More »
Magaalada Kismaayo Oo Gaaray Wufuudyo Ka Socday Dowlada Soomaaliya

Magaalada Kismaayo Oo Gaaray Wufuudyo Ka Socday Dowlada Soomaaliya

jiinka February 25, 2013 Comments Off

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada kismaanyo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose iyagoo halkaasi wadatashiyo kula qaadanaya Masuuliyiinta Maamulka iyo saraakiisha ciidamada ee Goballada Jubooyinka.   Wafdiga wasiirka arimaha gudaha uu

Read More »
Wasiirka Howlaha Guud Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy Safarkii Uu Ku Joogay Khartuum Ayuu Xalay La-kulmay Arday Soomaaliyeed Isaga Oo Dib ugu Soo Laabtay Muqdisho

Wasiirka Howlaha Guud Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy Safarkii Uu Ku Joogay Khartuum Ayuu Xalay La-kulmay Arday Soomaaliyeed Isaga Oo Dib ugu Soo Laabtay Muqdisho

jiinka February 24, 2013 Comments Off

Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib u dhiska dalka Mudane Muxudiin Maxamed Kaalmooy oo Maalmahan Socod Shaqo ku joogay Dalka Sudan gaar ahaan Magaalada Khartoum ayaa Habeenimadii Xalay Ahayd la kulmay Qaar ka mid ah

Read More »
Gudomiyaha Baarlamanka Prof Jawaari Oo Muqdisho Dib Ugu Soo Laabtey

Gudomiyaha Baarlamanka Prof Jawaari Oo Muqdisho Dib Ugu Soo Laabtey

jiinka February 24, 2013 Comments Off

Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa dib ugu laabtay maanta magaalada Muqdisho kaddib safar maalmo qaatay oo uu ku tagay dalka Ethiopia.   Prof Jawaari oo saxaafada kula hadlay garoonka diyaaradaha ee

Read More »
Kulan Maanta Wada Yeeshen R.wasaaraha Soomaaliya Iyo Ku Xigeenka R.wasaaraha Turkiga

Kulan Maanta Wada Yeeshen R.wasaaraha Soomaaliya Iyo Ku Xigeenka R.wasaaraha Turkiga

jiinka February 23, 2013 Comments Off

R/wasaaraha dalka Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta kulan la qaatay R/wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Bakir Boztag oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.   Kulanka oo la qaatay R/wasaare Saacid R/wasaare ku

Read More »
Dhismihii Safaaradda Neeroobi Oo Si Rasmi Ah Loogu Wareejiyey Soomaaliya

Dhismihii Safaaradda Neeroobi Oo Si Rasmi Ah Loogu Wareejiyey Soomaaliya

jiinka February 23, 2013 Comments Off

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Maxamed Cali Nuur Ameeriko ayaa maanta si rasmi ah loogu wareejiyay warqadda milkiyadda dhulka safaaradda Soomaaliya ay ku lahayd magaalada Nairobi,   Iyadoo sanadkii 2010-kii ay maxkamadda sare ee

Read More »
Ciyaarihii maanta iyo tartankii koobka SULEYMAAN COLAAD ROOBLE

Ciyaarihii maanta iyo tartankii koobka SULEYMAAN COLAAD ROOBLE

jiinka February 23, 2013 Comments Off

Markacadeey oo Zilzaal darajadiisu tahay 7 rekhtar ku garaacday Benimaalik, iyo Midnimo Bawadi oo Shan gool u xiriirisay Webi shabeelle, halka Waaberi ay laba gool iyo gool ku saxriirisay Webi Shabeele2, iyo Kandara oo

Read More »
Gegmada Janaale Dhanka Nolosha Waa Sidee Iyo Xaaladda Gobalka Sh. Hoose

Gegmada Janaale Dhanka Nolosha Waa Sidee Iyo Xaaladda Gobalka Sh. Hoose

jiinka February 23, 2013 Comments Off

Maamulka deegaanka Janaale ee Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladaha dhanka nolosha ah ee ka taagan Magaaladaasi kadib markii dhawaan ciidamada Dowladda Somaaliya iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen.   Guddoomiyaha deegaanka Janaale Bashiir

Read More »
Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy Wasiirka Howlaha Guud Iyo Dib U Dhiska Dalka Oo Magaalada Khartoum Kula Kulmay Wasiirka Gaadiidka Ee Dalka Sudan[Sawiro]

Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy Wasiirka Howlaha Guud Iyo Dib U Dhiska Dalka Oo Magaalada Khartoum Kula Kulmay Wasiirka Gaadiidka Ee Dalka Sudan[Sawiro]

jiinka February 22, 2013 Comments Off

Waxaa magaladda khartuum ee dalkaasi suudaan Kulan la qaatay Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska dalka Mudane Muxiyadiin Maxamed Kaalmooy Wasiirka Gaadiidka iyo Wadooyinka Dalka sudan Mudane Axmed Baabikir oo ahaa Wasiirka uu

Read More »
Magaalada Kismaayo Oo Dib U Dhacay Shirkii Bari Ka Furmirabay

Magaalada Kismaayo Oo Dib U Dhacay Shirkii Bari Ka Furmirabay

jiinka February 22, 2013 Comments Off

Maalinimada biri lagu waday in oo furmo shirka loogu go gol xaraayo in maamul Loogu dhiso Gobolada Koofureed ee wadanka Soomaaliya ayaa Galabta waxa shaaciye gudiga Maamul Usameynta Maamulkaasi in dib u dhacay.  

Read More »