Ciidamada dowlada iyo kuwa amisom oo is garab sanaya ayaa maanta la wareegay degaano hor leh oo hoos yimaada degmada leego ee gobolka shabelada hoose.
kuwa AMISOM iyo Ciidamada dowladda Soomaaliya oo is garabsanaya ayaa maanta kala wareegay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada hoose.
Ciidamada dowlada iyo kuwa amisom ay ku sii jeedaan dhanica degmada buur hakaba ee gobolka bay.
Waxaa si nabadgelyo ah ku qabsaday deegaannada Qardho iyo Jiira-kuuloow iyo qaar kale oo ka tirsan gobolka Shabeellada hoose,
Ciidamada dowlada iyo kuwa amisom ee ay sheegteen in ay la wareegeen deegaano hoos yimaada degmada leego ee gobolka shabelada hoose.
Sarkaal u hadlay ciidanka howlgalka qaadday oo lagu magacaabo Gaashaanle Sare Abuukar Cabdullaahi Isaaq ayaa xaqiijiyey qabsashada deegaannadaas, wuxuuna intaas ku daray in ciidamadu sugayaan ammaanka.
cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com
Comments are closed.