Monthly Archives: January 2013 »

Cayaarihii Maanta iyo tartanka Koobka Marxuum SULEYMAAN COLAAD ROOBLE

Cayaarihii Maanta iyo tartanka Koobka Marxuum SULEYMAAN COLAAD ROOBLE

jiinka January 26, 2013 Comments Off

Tartankii Koobka SULEYMAAN COLAAD ROOBLE ee magaalada JEDDAH oo si habsami leh u socda. Cayaaro katirsanaa tartanka koobka Suleymaan Colaad Rooble ee Magaalada Jeddah Boqortooyada Sacuudiga ayaa maanta ku dhexmartay kooxaha GOLD STARS VS.

Read More »
Sheeko Cajiib Badan Oo Gabar Soomaaliyeed Ku Guursatay Nin Jareer Weyne Ah

Sheeko Cajiib Badan Oo Gabar Soomaaliyeed Ku Guursatay Nin Jareer Weyne Ah

jiinka January 26, 2013 Comments Off

Maalin baa waxaa dhacay gabar soomaaliyeed oo ku nooleyd qurbaha gaar ahaan dalka UK waxa ay gabadhu aad u jaceyld Ragga blackga ah ee ku nool dalkaasi UK waxay aad oga fogaan jirtay dadka

Read More »
Wariye C/casiis Koronto oo loo gudbiyay Xabsiga dhexe

Wariye C/casiis Koronto oo loo gudbiyay Xabsiga dhexe

jiinka January 26, 2013 Comments Off

Waxaa maanta xabsiga dhexe loo gudbiyay wariye C/casiis Cabdi Nuur Ibraahin Koronto kaasoo ka howgei jirey raadiyaha dalsan oo ka mid ah Idaacadaha Muqdisho ka howlgala.   Wararka aan heleyno ayaa tilmaamaya in wariyaha

Read More »
Twitter suspends account of Somali Islamist insurgents

Twitter suspends account of Somali Islamist insurgents

xeydar January 25, 2013 Comments Off

NAIROBI: The Twitter account of Somalia’s Al Qaeda-linked Shebab insurgents was suspended Friday, days after they posted photographs of a French commando they killed and threatened to execute Kenyan hostages. A message from Twitter

Read More »
Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy Wasiirka Howlaha Guud & Dib U Dhiska Dalka Ayaa Shacabka Soomaaliyeed Ugu Baaqay Inay Did U Dhiska Dalka Ka Qayb Qaataan

Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy Wasiirka Howlaha Guud & Dib U Dhiska Dalka Ayaa Shacabka Soomaaliyeed Ugu Baaqay Inay Did U Dhiska Dalka Ka Qayb Qaataan

jiinka January 23, 2013 Comments Off

Wasaarada howlaha guud iyo dhib udhiska Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay inay ka qeybqaataan dib udhiska dalka Soomaaliya. Muxudiin Maxamed Kaalmooy Wasiirka dib udhiska iyo howlaha guud

Read More »
Xarunta Golaha Shacabka Soomaaliya Oo Dowlada Turkiga Ka Hergelindoonto Dib U Dhis

Xarunta Golaha Shacabka Soomaaliya Oo Dowlada Turkiga Ka Hergelindoonto Dib U Dhis

jiinka January 23, 2013 Comments Off

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Jeylaani Nuur Iikar oo ku sugan dalka Suudan.   Dowladda Turkiga ayaa sheegtay inay dadejinayso dhismaha aqalka Baarlamaanka Soomaaliya.   Kulan labada masuul ku dhexmaray dalka Suudaan

Read More »
Magaalada Muqdisho Oo Soo Gaaray Danjiraha Cusub Ee Kenya

Magaalada Muqdisho Oo Soo Gaaray Danjiraha Cusub Ee Kenya

jiinka January 23, 2013 Comments Off

Safiir Cusub oo dowladda Kenya ay u soo Magacaawday soomaaliya ayaa Maanta waxa uu soo gaaray Magaalada Muqdisho.   kaasi oo uu socdaalkiisa ku wehliyay Safiirka Soomaaliya u Fadhiya dalka Kenya Ambasador Max’ed Cali

Read More »
Sagootin Loo Sameeyay Wafuudii Ka Socday Dalka Ciraaq

Sagootin Loo Sameeyay Wafuudii Ka Socday Dalka Ciraaq

jiinka January 22, 2013 Comments Off

Munaasabad balaaran oo lagu sagootinayay wafdigii ka socday dowlada Ciraaq ayaa maanta lagu qabtay xarunta wasaarada gaadiidka ee magaalada Muqdisho.   Munaasabada sagootinta ah oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayna soo

Read More »
Goordhaweyd Waxaa La Soo Gaba-Gabeeyay Shirkii Wadamada Carabta

Goordhaweyd Waxaa La Soo Gaba-Gabeeyay Shirkii Wadamada Carabta

jiinka January 22, 2013 Comments Off

Shirkii wadamada carabta ee looga hadlaaye dhaqaalaha wadamada carabta ee ka socday dalka Sacuudi Carabiya gaar ahaan Magaalada Riyaad. Ayaa la soo gaba gabeeyay goordhaweyd iyadoo arimo dhowr ah looga wada hadlay.   Xoghayaha

Read More »
Degmada Jowhar Ee Gobolka SH.Dhexe Oo Qarax Ka Dhacay

Degmada Jowhar Ee Gobolka SH.Dhexe Oo Qarax Ka Dhacay

jiinka January 22, 2013 Comments Off

Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda ee Gobolka Sh/dhexe Cabdi Weli Ibraahim Max’ed oo faah faahin ka bixiyay qarax xalay ka dhacay Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Sh/dhexe.   Taliyaha ayaa Sheegay in qaraxa uu ka

Read More »