Monthly Archives: December 2012 »

TURKIGA OO TABABAR SIINAYA CIIDAMADA DOWLADDA SOOMAALIYA

TURKIGA OO TABABAR SIINAYA CIIDAMADA DOWLADDA SOOMAALIYA

xeydar December 6, 2012 Comments Off

Madaxweynaha Turkiga Abdullah Gül ayaa sheegay in iminka ay xooga saarayaan sidii Soomaaliya ay u heli laheyd ciidamo karti iyo dadaal u leh xaqiijinta ammaanka guud ahaan dalka Soomaaliya marka laga soo tago gacansiinta

Read More »
Kulan Ay Maanta Yeesheen Madaxwaynaha Soomaaliya & Madaxda Turkiga

Kulan Ay Maanta Yeesheen Madaxwaynaha Soomaaliya & Madaxda Turkiga

jiinka December 5, 2012 Comments Off

Maanta waxaa kulan wada yeeshay Madaxwaynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Masuuliyiinta Dowlada Turkiga iyagoo ka wada hadlay xaaladaha labada dowladood.   Madaxwaynaha iyo Wafdigiisa ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa lagu soo

Read More »
Weerar Lagu Dili Rabey Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Amisom Fishilisey…

Weerar Lagu Dili Rabey Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Amisom Fishilisey…

jiinka December 5, 2012 Comments Off

Taliye Sare ee Ciidamada Amisom ayaa ka waramay weerar maalin kahor lagu dili lahaa Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada Soomaaliya.   Taliyaha Guud ee Ciidamada AMISOM ayaa tilmaamay in Al-Shabaab ay isku dayeen isniinti lasoo

Read More »
WAR DEG DEG AH QARAX & DAGAAL KA DHACAY INTA U DHAXAYSA GALGALA & BOOSAASO

WAR DEG DEG AH QARAX & DAGAAL KA DHACAY INTA U DHAXAYSA GALGALA & BOOSAASO

jiinka December 5, 2012 Comments Off

Inta u dhaxeysa Galgala iyo Boosaaso ayaa maanta waxaa ka dhacay qarax qasaara gaystay qaraxa ayaa waxa uu dhexmaray ciidamo ka tirsan maamulka puntland iyo ciidamada ku jira buuraha galgala ee ku biiray AL-shaab.

Read More »
Golaha wasiirada Soomaaliya oo amar ku bixiyey in la joojiyo lacagaha laga qaado Dekadda Muqdisho, ansixiyeyna…

Golaha wasiirada Soomaaliya oo amar ku bixiyey in la joojiyo lacagaha laga qaado Dekadda Muqdisho, ansixiyeyna…

xeydar December 4, 2012 Comments Off

Shir ay shalay ku yeesheen magaalada Muqdisho Golaha Wasiirada oo uu shir gudoominayey Ra’isul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa waxaa looga hadaly arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin amniga, miisaaniyadda

Read More »
GUDOOMIYAHA BAARLAMANKA OO SHARAXAAD KA BIXIYAY SOCDAALKII MADAXWAYNAHA EE TURKIGA UU KU AADAY

GUDOOMIYAHA BAARLAMANKA OO SHARAXAAD KA BIXIYAY SOCDAALKII MADAXWAYNAHA EE TURKIGA UU KU AADAY

xeydar December 4, 2012 Comments Off

Prof: Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ka warbixiyay Safarkii Madaxwaynaha soomaaliya uu ugu ambabaxay dalka Turkiga. Jawaari oo Warbaahinta kula hadlay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa tilmaamay in socdaalka wafdiga Madaxwaynaha ay tahay sidii

Read More »
WAFDI UU HOGAAMINAYO MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GOORDHAW KA DUULAY MUQDISHO

WAFDI UU HOGAAMINAYO MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GOORDHAW KA DUULAY MUQDISHO

xeydar December 4, 2012 Comments Off

Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gordhaweyd ka duulay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho. Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hogaaminayo ayaa waxaa la socday wasiirka arimaha dibada,Wasiirka Gaashaandhiga,Wasiirka maaliyada Xukuumadda Soomaaliya. Garoonka

Read More »
AMISOM Vows to Help Somalia Enhance Security on Marka Road

AMISOM Vows to Help Somalia Enhance Security on Marka Road

xeydar December 4, 2012 Comments Off

  AMISOM is taking steps to enhance security along the road between the port city of Marka and Kilometre 50, following two failed attacks on a Somali government convoy.   A convoy carrying Interior

Read More »
Wararkii ugu dambeeyay khasaare ka dhashay weerar lagu qaaday wafdi isugu jiray wasiiro, xildhibaano iyo saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya

Wararkii ugu dambeeyay khasaare ka dhashay weerar lagu qaaday wafdi isugu jiray wasiiro, xildhibaano iyo saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya

xeydar December 4, 2012 Comments Off

  Wafdi isugu jiray wasiiro, Xildhibaanno iyo saraakiil ciidan oo uu hogaaminayey wasiirka arrimaha gudaha iyo ammaanka Qaranka dowladda Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa shalay markale ka badbaaday isku day dil ka dib markii

Read More »
Somalia: ‘Al-Shabab’ ambush ministers and defend Jowhar

Somalia: ‘Al-Shabab’ ambush ministers and defend Jowhar

xeydar December 4, 2012 Comments Off

After weeks of relative calm in Somalia, a convoy carrying three ministers has been attacked, while fierce fighting has erupted near the militant base of Jowhar, officials say. The ministers of defence, interior and

Read More »