Monthly Archives: December 2012 »
Wasiirka Howlaha Guud & Dib U Dhiska Dalka Muxuyidiin Maxamed Kaalmooy Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Deeq Qalab Ah Oo Ay Dowladda Jabuuti Ugu Deeqday Dowladda Federaalka Soomaaliya
Wasiir Muxuyidiin Maxamed Kaalmooy ayaa tilmaamay in qalabka loogu talagalay in lagu dayactiro dekedda. Si isla markaana loo dar dar galiyo howlaha Dekadda Muqdisho. Wasiirka ayaa waxa uu Carabka ku dhuftay in tababar
Read More »Wafuud Wasiiro Ah Uu Ku Jiro Xuseen Baantuu Ayaa Maanta Booqday Magaalada Kismaayo
Wafdi wasiirro oo maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa halkaasi loogu soo dhaweeyay si heer sare ah. Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in
Read More »Muxudiin Maxamed Kaalmooy Wasiirka Wasaarada Howlaha Guud Iyo Dib U Dhiska Dalka Ayaa Ka War Bixiyey Qorshaha Dib U Dhiska Dalka
Wasiirka Wasaarada howlaha guud iyo dib udhiska Dalka Soomaaliya Muxudiin Maxamed Kaalmooy ayaa faa faahin ka bixiyay qorshaha dib udhiska dalka Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay in qorshaha dib udhiska dalka Soomaaliya uu yahay mid
Read More »Wasiiradda horumarinta adeega bulshada oo kormeer ku tagtay Garoonka ciyaaraha EX- Luujino iyo Guriga Shaqaalaha (Daawo Sawirrada)
Wasiirada wasaaradda adeega bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya Drs. Maryan Qaasim Axmed iyo mas’uuliyiin fara badan oo ka kala socoday GOS iyo Agaasimayaal dhanka Ciyaaraha iyo Shaqaalaha dowlada uu hor ka cayay Agaasimaha Guud mudane
Read More »FC Banadir who are the 2012 champions of the division C soccer league in Somalia have celebrated for their victory.
The FC Banadir who are the 2012 champions of the division C soccer league in Somalia have celebrated for their victory at a special luncheon ceremony held at the LIDO Seafood restaurant in the
Read More »What Africa Did Right in 2012
At first glance it hardly seems that 2012 was a good year for Africa. As usual, the news headlines were not calculated to prompt optimism. Renewed violence in the Democratic Republic of Congo and
Read More »WAR DEG DEG AH QARAX CAAWA KA DHACAY MASJID KU YAALA XAAFADDA ISLII EE DALKA KENYA
Qarax ayaa caawa waxaa uu ka dhacay Xaafada Soomaalida ay dagto ee Islii ee dalka Kenya. qaraxa uu ahaa Labo bam baano oo lagu tuuray Masaajid lagu cibaadaysto. Xiliga Bamka lagu tuuray masaajidka ayaa
Read More »HADALKA DOWLADA KENYA KA SOO BAXAY AYAA WALAAC XOOGAN KA MUUJIYEY SOOMAALIDA KU GANACSATA MOMBASA
Soomaalida ku Nool dalka kenya ayaa walaac xoogan ka muujiyey hadalka ka soo baxay dowlada Kenya ee ku aadan in Soomaalida ku dhaqan magaalooyinka kale ee Kenya ay isugu yimaadaan gudaha xeryahan Dhadhaab iyo
Read More »Xuska Munaasabada Aas-Aaska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Ayaa U Diyaar Garoobaya Beri Oo Ay Ku Asteysan Tahay 20-ka December
Sanadguuradii Lixdan iyo Sagaalaad ee ka soo wareegtay markii la aas’aasay oo ku asteysan maalinta berito ah ayaa hadana ciidamadu shalay waxa ay soo bandhigeen socod gaado ka ciyaar ah oo ay ku mareen
Read More »Danjiraha Midowga Afrika Ayaa Sheegay Inay Xafiiskooda Ka Furanayaan Magaalada Muqdisho Aysana Ciidamadooda Kala Bixi Doonin Soomaaliya
Danjiraha cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya Mahamat Saleh Annadif oo kulanka uu la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya. Wuxuuna ka hadlay in ay magaalada xafiis ka furandoonaan Midowga Afrika ee Soomaaliya loo soo xilsaaray magaalada
Read More »