Monthly Archives: November 2012 »

Prof. Jawaari ”Barlamanka si dhab ah ayuu ula shaqeyndoonaa xukuumadda”

Prof. Jawaari ”Barlamanka si dhab ah ayuu ula shaqeyndoonaa xukuumadda”

jiinka November 16, 2012 Comments Off

Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamad Sheekh Cusmaan ‘’Jawaari’’ ayaa sheegay in lagamamaarmaan ey tahay in la helo garsoor dhameystiran, iyadoo sidoo kalana uu sheegay in Barlamaanka uu si dhab ah ula sheeqeeynayo xukuumadda shalay

Read More »
Cutubyo Ka Tirsan Ciidammada Walaalaha Jabuuti Oo Maanta Beledweyn Lagu Soo Dhaweeyey

Cutubyo Ka Tirsan Ciidammada Walaalaha Jabuuti Oo Maanta Beledweyn Lagu Soo Dhaweeyey

jiinka November 16, 2012 Comments Off

Cutubyo ka socda Ciidammada Jamhuuriyadda aynu walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka hiiraan.   Ciidamaddan oo ku biiraya isla ciidammo kale oo

Read More »
Meeting the mayor of Mogadishu: Somalia’s Tarzan

Meeting the mayor of Mogadishu: Somalia’s Tarzan

jiinka November 15, 2012 Comments Off

In a cluttered office in the centre of Mogadishu, a dozen men in suits squeeze round a table to haggle politely over the price of business licenses. An elderly air conditioner wheezes quietly in

Read More »
Turkey invests in education in Somalia

Turkey invests in education in Somalia

jiinka November 15, 2012 Comments Off

Three new schools were announced to be opened in capital Mogadishu soon. Bilal Kose, the principal of the only Turkish school — Bedir high school — in Mogadishu told AA correspondent that they were

Read More »
Inta Ugu Badan Golaha Wasiirrada Oo Goor Dhow Lagu Dhaariyey Xarunta Golaha Shacabka

Inta Ugu Badan Golaha Wasiirrada Oo Goor Dhow Lagu Dhaariyey Xarunta Golaha Shacabka

jiinka November 15, 2012 Comments Off

Xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa goor dhow lagu qabtay munaasabad lagu dhaarinayey inta ugu badan golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya kuwaasi oo dhowaan ay xilhibaannada Baarlamaanka siiyeen codkooda kalsoonida.   Munaasabadda

Read More »
MAXAMED DHEERE OO GORDHAW MUQDISHO KUGEERIYOODAY

MAXAMED DHEERE OO GORDHAW MUQDISHO KUGEERIYOODAY

jiinka November 15, 2012 Comments Off

Waxaa goordhaw kugeeriyooday Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya Maxamed Cumar Xabeeb Maxamed Dheere kaas oo jagooyin kala duwan kasooqabtay Dalka.   Waxa uu u geeriyooday Maxamed Cumar Xabeeb Maxamed Dheere xanuuno maalmihii dambe

Read More »
UGANDA OO WAX KA BADASHAY FIKIRKEEDII AHAA INAY CIIDAMADEEDA KALA BAXAYSO SOOMAALIYA

UGANDA OO WAX KA BADASHAY FIKIRKEEDII AHAA INAY CIIDAMADEEDA KALA BAXAYSO SOOMAALIYA

jiinka November 15, 2012 Comments Off

Dowlada Uganda ayaa sheegtay in hadalka muranka badan dhaliyay ee ku aadanaa in ciidamadeeda Nabad dhaliyaasha Soomaaliya ay kala baxeyso arintaasi ay sheegeen in xal laga gaaray.   Raysal wasaaraha dalka Uganda Amamam Mbabazi

Read More »
Madaxweynaha Oo Kulan La Qaatay Wafdi Ka Socday Dalka Shiinaha

Madaxweynaha Oo Kulan La Qaatay Wafdi Ka Socday Dalka Shiinaha

jiinka November 14, 2012 Comments Off

Madaxweynaha dowladda Fedaralka ah ee Soomaaliya ayaa qaabilay wafdi ka socday dowladda Shiinaha oo uu hoggaaminayay madaxa shirkadaha dhismaha u qaabilsan arrimaha dibada qeybta Africa.   Kulanka uu Madaxweynaha la qaatay wafdiga ka socday

Read More »
War Deg Deg Ah Wafdi Ka Socda Dowladaha Turkiga Iyo Iraan Oo Soo Gaaray Muqdisho

War Deg Deg Ah Wafdi Ka Socda Dowladaha Turkiga Iyo Iraan Oo Soo Gaaray Muqdisho

jiinka November 14, 2012 Comments Off

Wafdi ka socda dowladaha Iraan Iyo Turkiga ayaa goordhow ka soo dagay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.   Wafdiga ka socda dowladaha Turkiga iyo Iraan ayaa waxaa kala hoggaaminayay wasiirada arrimaha dibada

Read More »
FRANCE IYO MAREYKANKA OO KU HESHIIYAY LA DAGAALANKA AL-SHABAAB

FRANCE IYO MAREYKANKA OO KU HESHIIYAY LA DAGAALANKA AL-SHABAAB

jiinka November 14, 2012 Comments Off

Dowladaha France iyo Mareykanka ayaa isku raacay heshiis ah in si wada jir ah Soomaaliya ay kula dagaalamaan Al-Shabaab iyo Al-Qaa’ida oo ah kooxo si weyn kaga soo horjeedo dowlada Soomaliya iyo joogitaanka ciidamada

Read More »