Monthly Archives: November 2012 »

Somalia appoint new head coach

Somalia appoint new head coach

jiinka November 20, 2012 Comments Off

Sam Ssimbwa has been appointed as the new coach of the Somalia national football team. He will manage the squad at the Cecafa Tusker Challenge Cup that kicks off next weekend in Kampala to

Read More »
Somalia: MSF responds to acute malnutrition on outskirts of Mogadishu

Somalia: MSF responds to acute malnutrition on outskirts of Mogadishu

jiinka November 20, 2012 Comments Off

One in four children living in camps on the outskirts of the Somali capital are malnourished, according to an assessment conducted by Médecins Sans Frontières (MSF).   In response to the critical situation, a

Read More »
Wasiirka Howlaha guud iyo Gaadiidka Badda iyo Dekedaha oo maanta xilka kala wareegay

Wasiirka Howlaha guud iyo Gaadiidka Badda iyo Dekedaha oo maanta xilka kala wareegay

jiinka November 20, 2012 Comments Off

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Howlaha guud iyo Gaadiidka Badda iyo Dekedaha. Muxudiin Maxamed Kaalmooy ayaa maanta xilka kala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaarada Gaadiidka Cirka, Badda iyo Dhulka. Aadan C/llaahi Aadan, kaddib markii maanta

Read More »
MADAXWEYNAHA OO KULAN LA QAATAY WAFDI KA SOCDAY QARAMADA MIDOOBAY

MADAXWEYNAHA OO KULAN LA QAATAY WAFDI KA SOCDAY QARAMADA MIDOOBAY

jiinka November 20, 2012 Comments Off

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday laamaha kala duwan ee Qaramada Midoobay.   “UN-ku dadaallo ayuu ku bixiyey Soomaaliya, ummadda Soomaaliyeed aad

Read More »
XAALADA XAAFADA ISLII OO HAATAN DEGAN

XAALADA XAAFADA ISLII OO HAATAN DEGAN

jiinka November 20, 2012 Comments Off

Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ee dalkaasi Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in saaka xaalada xaafada Islii ee Magaalada Nairobi ay tahay mid degan oo aan dhibaato ka jirin.   Sida qaar kamid ah

Read More »
Kaalmoy;Wasiirka  Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska Xukuumadda cusub oo la wareegay xilka wasaaraddaas Baaqna u diray Soomaalida {SAWIRRO}

Kaalmoy;Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska Xukuumadda cusub oo la wareegay xilka wasaaraddaas Baaqna u diray Soomaalida {SAWIRRO}

jiinka November 19, 2012 Comments Off

Wasiirka  cusub ee wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska Soomaaliya, Muxydiin Maxamed Kaalmoy ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka wasaaraddaas, isagoo Soomaalida ugu baaqay inay dagaalka daayaan ayna ka qaybgalaan dib

Read More »
UN Security Council debates the spread of Somalia piracy

UN Security Council debates the spread of Somalia piracy

jiinka November 19, 2012 Comments Off

UNITED NATIONS (AP) — Centuries after piracy was recognized as the first international crime against humanity, its spread around the world has prompted the U.N. Security Council’s first debate Monday on piracy’s rise as

Read More »
Somalia job for Ssimbwa

Somalia job for Ssimbwa

jiinka November 19, 2012 Comments Off

Sam Ssimbwa has been granted permission to coach the Somalia national team during this month’s CECAFA Challenge Cup.   The two week’s competition kicks off this weekend here in Kampala.   “I am pleased

Read More »
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in Xukuumaddiisu ay wax weyn ka bedeli doono Xaaladda uu dalku ku jiro

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in Xukuumaddiisu ay wax weyn ka bedeli doono Xaaladda uu dalku ku jiro

jiinka November 19, 2012 Comments Off

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) ayaa sheegay in xukuumaddiisa ay wax weyn ka bedeli doonto xaaladda uu dalku ku jiro, kaddib markii uu hadal ka jeediyay munaasabad ay xilalka kula wareegayeen qaar

Read More »
WASIIRADA ARIMAHA DIBADA OO MAANTA LA DHAARIYAY

WASIIRADA ARIMAHA DIBADA OO MAANTA LA DHAARIYAY

jiinka November 19, 2012 Comments Off

Xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu dhaariyay wasiirada arimaha dibada dalka Soomaaliya ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Soomaaliya.   Guddoomiyaha Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Dowladda Soomaaliya ayaa dhaariyay

Read More »