Monthly Archives: October 2012 »
CIIDAMADA DOWLADDA OO HOWLGAL DHALINYARO LAGU SOO QAB QABTAY KA SAMEEYAY WANLAWEYN
Wararka ka imaanaya Degmada Wanlaweyn ee Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada dowladda Soomaaliya halkaasi ay ka sameeyeen howlgal ballaaran. Howlgalka oo ahaa mid sida la sheegay lagu xaqiijinaaye ammaanka Degmada
Read More »CIIDAMADA DOWLADDA OO LA WAREEGAY DEGMADA WANLAWEYN EE G/SHABEELAHA
Wararka ka imaanaya Degmada Wanlaweyne ee Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Ururka Al-Shabaab ay halkaasi isaga baxeen, iyadoo aysan jirin halkaasi wax dagaal ah oo ka dhacay. Wararka ayaa sheegaya in ka bixitaankaan
Read More »Guddi maamula magaalada Kismaayo oo lagu dhawaaqay iyo kulan xasaasi ah oo dhexmaray saraakiisha ciidamada Huwanta iyo…
Wararka naga soo garaya magaalada Kismaayo ayaa waxay shegayaan in shalay magaladaasi uu ku ka dhacay shir ay yeesheen saraakiisha hogaamisa ciidamada huwanta ah ee Kismaayo galay iyo Odayaasha beelaha Kismaayo, waxaana la sheegay
Read More »Somalia’s president names newcomer as PM
Abdi Shirdon has been a businessman in Kenya and is believed to be untainted by the country’s volatile clan politics. Hassan Sheikh Mohamud, Somalia’s new president, has named Abdi Farah Shirdon Saaid as the
Read More »We will forever be grateful, says Somalia President
The people of Somalia will forever be grateful to Kenya for helping them liberate Kismayu and other towns in the south of the war-torn country. This is the passionate message to Kenyans from Somalia
Read More »WAR DEGDEG AH:- Madaxweynaha Soomaaliya oo magacaabay Ra’isal wasaare cusub
Raysul wasaaraha cusub ee Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Sabti ah u magacaabay Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) raysul wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa
Read More »Afhayeenka ururkan Raaskambooni:- Madaxweynaha Soomaaliya xaq uma laha inuu maamul u sameeyo Kismaayo
Ururka Raaskambooni oo ka mid ah xoogaggii gacanta ku siiyey ciidamada Kenya iyo kuwa Soomaaliya qabsashadii magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa sheegay in maamul u sameynta magaalada Kismaayo aysan aheyn mid
Read More »Dowladda Kenya oo shaacisay tirada guud ee uga dhimatay Soomaaliya iyo kuwo nolol lagu layahay, Qaramada Midoobayna kala hadashay
Ra’isul wasaaraha dalka Kenya Raila Odinga ayaa sheegay in wadahadal uu socdo dowladda Kenya iyo Qaramada Midoobay kaas oo ku saabsan dhaqaalihii ku bixi lahaa ciidamada dowladda Kenya ee qeybta ka ah ciidamada Midowga
Read More »Xaflad balaaran oo lagu soo dhaweeyey Boqorka beesha Jareerweyne ayaa lagu qabtay Somaliland Magaaladda Hargeysa
Xaflad balaaran oo lagu soo dhaweynayey Sudlaanka guud ee beelaha jareerweyne ee deggan Somaliland ayaa lagu qabtay Hoteka Maroodijeex ee bariga magaalada Hargeysa.munaasibadda xadladdaasi oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay
Read More »Saraakiisha ciidamada huwanta ee dhawaan Kismaayo kala wareegay kooxihii Alshaab oo ku hawlan miino saakra magaalada
Ciidamada huwata ah ee magaalada Kismaayo dhawaan kalawareegay kooxihii Alshabaaka ayaa ku hawan nadiifinta magaalada kismaayo sida waxyaabaha qarxa ama Miinooyinka dhulkal lagu aaso oo ay uga shaki qabaan inay kooxahaasi magaaldada ku aaseen
Read More »