Monthly Archives: October 2012 »
Tiro Haween Soomaaliyeed ah oo laga sii daayay Xabsiga Al-Khumus ee dalka Libya.
(Tripoli:Libya):20 Haween Somaaliyeed ah oo isugu jira kuwa uur leh iyo kuwa xanuunsan ayaa laga sii daayay Xabsiga Al-Khumus oo 120-KM u jira magaalada Tripoli ee caasimadda Libya. Waxaa haweenka la sii daayay
Read More »MADAXWEYNAHA DALKA KENYA OO KA HADLAY QABSASHADII MAGAALADA KISMAAYO
Madaxweynaha Dalka Kenya Mwaki kibaki oo ka hadlayay Arimaha Soomaaliya ayaa markale ku celiyay in si weyn loo adkeeyo Ammaanka Wadanka Kenya Madaama uu sheegay in ay dhici karaan weeraro Argagxiso oo ka dhacay
Read More »UK promises Somalia solid partnership
Britain will help Somalia build a more stable and prosperous future by boosting its public services and operations, officials said. International Development Secretary Justine Greening and minister for Africa Mark Simmonds made the announcement
Read More »Dowladda Ingiriiska oo sheegtay inay si toos ah ula macaamileyso dowladda Soomaaliya
Dowladda Ingiriiska ayaa ku dhawaaqay inay 38-milyan oo Pound oo lacagta Ingiriiska ah ku caawineyso dowladda cusub ee Soomaaliya si wax looga qabato dhinacyada ammaanka, horumarinta adeegyada bulshada iyo cadaaladda, ka dib markii wafdi
Read More »Madaxweyne Xasan Sheekh oo safarkii ugu horeeyay ku aadaya mid ka mid ah dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa todobaadka dambe markii ugu horeysay dalka dibaddiisa uga dhoofi doona tan iyo markii loo doortay xilka madaxtinimada Soomaaliya bishii hore tobankeedii. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sida wararku sheegayaan u
Read More »Maalin Hooyoooyin badan oo Soomaaliyeed ay ooyeen qaarkoodna ay asaay saarteen!!!.
WAXAY AHEYD MAALIN MADOOW Maalin Hooyoooyin badan oo Soomaaliyeed ay ooyeen qaarkoodna ay asaay saarteen!!!. By Asad Dhayow 4/10/2011 maalin tallaado ah waxay aheyd maalin aan sina uga goayn quluubta shacabka Soomaaliyeed ,
Read More »Kenya army enters Somali port of Kismayu
Kenyan troops from the African Union force in Somalia entered the southern port of Kismayu for the first time Monday, witnesses said, three days after launching a beach assault that led Islamist insurgents to
Read More »Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku tegay magaalada Baydhabo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow waxa ay gaareen magaaladda Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay. Wafdiga Madaxweynaha oo ay u badan yihiin Xildhibaanno ka soo
Read More »Kismaayo oo ciidamo fara badan la ciirciireysa
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay la ciirciireysaa ciidamo aad u fara badan oo maanta gudaha u halay iyadoo labadii maalmood ee u dambeysay aysan magaaladu wax ciidan ahi ku sugnayn.
Read More »Madaxweynaha Soomaaliya baaq gaar ah u jeediyay Xarakada Al-shabaab, kana dalbaday inay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi siiyey Idaacada BBC-da laanteeda afka Carabiga ayaa ka hadlay xaaladda magaalada Kismaayo, wuxuuna sheegay in ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa Kenya ay la wareegeen magaaladaasi, wuxuuna
Read More »