Somali News »
Madaafiic culus oo la isku weydaarsaday magaalada Kismaayo iyo weerar lagu qaaday garoonka diyaaradaha ee…
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose ayaa waxay sheegayaan in xalay markale la duqeeyay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo oo ay fariisimo ku leeyihiin ciidamada Kenya iyo kuwa Raaskambooni. Sida
Read More »Tacsi Tiiraanyo leh oo soo gaartay bahdi Isboortiga Soomaaliya
TACSI TIIRAANYO LEH (INNAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.) Waxaa habeen hore ku geeriyooday gurigiisa goolhayihii hore ee naadiga Monishiibiyo Marxuum: Shariif Cali Cawad oo in mudo ah xanuunsanaa, waxaana shalay salaada Casir
Read More »Kulan fashil iyo kala tag ku dhamaaday oo xarunta Madaxtooyada ku dhexmaray Madaxweynaha iyo….
Waxaa lagu wadaa in maanta oo Isniin ah si rasmi ah loo horgeeyo xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya barnaamijka siyaasadeed ee Xukuumadda cusub ku shaqeyn doonto, 4-ta sano ee soo socota haddii ay xildhibaanada codka kalsoonida
Read More »dagaalo culus oo ka dhacay gobolka Sh/hoose iyo dagaalka oo ay ka hadleen
Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee xarunta gobolka Sh/hoose ayaa waxay sheegayaan in gobolkaasi uu dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan uu ku dhexmaray ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa
Read More »(Captain Caasha Taraafiko) oo dib u soo ceshatay heybadii ay ku laheyd dalka gaar ahaan Magaalada Muqdisho.
Caasho Xasan Xuseen ( Caasha Taraafiko) waxay Noqotay Haweenaydii Ugu Horaysay oo dhowaan Dhoola tus ka samaysay Wadooyinka Muqdisho iyadoo Moto wadata Roondana ku Samaynaysa qaar ka mid ah degmooyinka G/Banaadir, waxaana arrintan u
Read More »WAR DEGDEG AH: Qarax goor dhow ka Dhacay inta u dhexeysa Muqdisho iyo Afgooye
Qarax ka dhacay inta u dhexeysa Afgooye iyo Muqdisho ayaa geystay khasare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxaas oo ka dhacay bar-koontarool oo laga galo dagmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa ahaa miino
Read More »Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy Wasiirka Howlaha guud iyo dib u dhiska dalka oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho.
Wasiirka Howlaha guud iyo dib u dhiska Soomaaliya mudane Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy oo soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa si diiran lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aaden Cadde International Airport, asaga oo ka soo kicitimay
Read More »Midowga yurub iyo Jaamacadda carabta oo si gaar ah uga wadahadlay arrimaha dalka Soomaaliya
Jaamacadda carabta iyo Midowga Yurub ayaa ka wadahadlay arrimaha dalka Soomaaliya, ka dib kulan saacado badan qaatay oo ay magaalada Qaahira ee xarunta Jaamacadda carabta ku yeesheen Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta Nabiil Al-carabi
Read More »Kulan degdeg ah oo dhex maraya Madaxwaynaha Soomaali iyo Saraakiisha Amisom
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka carooday wafdi isugu jira dowladda Soomaaliya iyo AMISOM oo galabta laga soo celiyey Garoonka diyaaradaha Kismaayo ayaa kulan degdeg ah oo uu arrintaas uga hadlayo uga yeeray saraakiisha sarsare
Read More »Barxadda xarunta Baarlamaanka oo qarax xooggan uu ka dhacay
Barxadda ay gaadiidka dhigtaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya xilliga ay ku shirayaan xarunta Golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa goor dhow ka dhacay qarax xooggan. Qaraxaas oo ahaa Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay
Read More »