Somali News »
WASAARADA ARIMAHA GUDAHA OO KA HADASHAY DAGAAL BEELEEDYADA HIIRAAN IYO SH/HOOSE
Wasaarada arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxa ay ka hadashay dagaalada culus ee Gobalka Shabeelaha hoose iyo Gobalka Hiiraan ku dhexmaraya beelo halkaasi wada daga. Dagaaladaan oo aysan Dowladda Soomaaliya ka
Read More »Ra’isul wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo sheegay inuu dhawaan tagayo deegaanada Puntland
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug qeybta ay maamusho Puntland waxaa shalay ka dhacay Isu soo bax lagu soo dhaweynayo r/wasaaraha cusub loogana codsanaayo in uu soo dhiso xukumad tayo wanaagsan, R/wasaare C/weli sh,Axmed
Read More »DILAL QORSHEYSAN OO KA DHACAY MAGAALADA KISMAAYO
Dilal qorsheysan ayaa xalay waxa ay ka dhaceen Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda, hoose taasi oo loo geystay dad shacab ah iyo xubno kujira Maamulka Jubba. Xalay waxaa Magaalada Kismaayo xeebteeda laga helay
Read More »XAALADA DEEGAANO KA TIRSAN SHABEELAHA HOOSE OO DEGAN
Xaalad daganaansho ayaa laga dareemayaa deegaano ka tirsan Gobalka Shabeelaha hoose, halkaasi oo maalmahan ay ku dagaalamayeen labo beelood oo wada daga halkaasi. Dadka deeganada Janaale, Ceelwareegoow Iyo Busleey ayaa soo sheegaya in hada
Read More »Ciidanka dowladda oo loo diray si ay u joojiyaan dagaalka Shabeellaha Dhexe
Ciidamo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa loo diray inay joojiyaan dagaal beeleed in dhowaaleba ka socday qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Dhexe. Dowladda ayaa ciidamo geysay deegaannada Keliga-Goomey iyo Saabuun oo
Read More »8 qof oo ku dhimatay dagaal beeleed maalintii labaad ka socda Shabeellaha Hoose
Siddeed qof ayaa ku dhimatay, ku dhawaad toban kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal beeleedyo maalintii labaad ka socda tuulooyin hoos-taga degmooyinka Marka iyo Aw-dheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose. Qaar ka tirsan waxgaradka deegaanka
Read More »Sii hayaha QUNSULIYADDA Soomaaliyeed ee JEDDAH oo u hambalyeeyay Ra’iisul wasaaraha Cusub
Sii hayaha Qunsuliyadda guud ee Soomaaliya ay ku leedahay magaalada Jeddah ee boqortooyada Sacuudiga Mudane: Daahir Axmed Wehliye ayaa soo dhoweeyay Raiisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Mudane Cabduweli Sheekh Axmed oo loo doortay in
Read More »Madaxweyne Xasan Sheekh oo baajiyey safar uu maanta ku tagi lahaa dalka Kenya, maxay tahay sababtu?
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka baaqday safar uu maanta ku aadi lahaa dalka Kenya si uu uga qeyb galo dabaal dega 50-sano guuradii kasoo wareegatay markii Kenya ay Xurnimada qaadatay. Madaxweynaha ayaa
Read More »LABO MUSHARAX KALIYA OO ISAGU SOO HARAY TARTANKA QOFKA LOO MAGACAABI LAHAA JAGADA R/WASAARENIMO.
.Wararkii ugu Dambeeyay oon ka helnay Xarunta Madaxtooyada eeVillaSoomaaliya ayaa sheegaya in lasoo gaba gabeeyay wadatashiyadii ku aadanaa Cida loo Magacaabayo Ra’izul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya. Wararka aan helnay goordhaw ayaa xaqiijinaya in Miiska hada
Read More »PROF.DALXA “SAFAARADAHA DIBADA INOOGA FURAN MUSUQ MAASUQ AYEY KU SHAQEEYAAN”
Xilli cabasho ay ka muujiyaan dadka Somaliyeed qaabka ay ku shaqeeyaan Safaaradaha Dawlada Somaliya ay kuleedahay caalamka ayaa hadana arintaasi waxa kulan ka yeelanaya maanta gudiga arimaha dibada Baarlamaanka Somaliya. Gudoomiye kuxigeenkagudiga arimaha dibada
Read More »