Xilli cabasho ay ka muujiyaan dadka Somaliyeed qaabka ay ku shaqeeyaan Safaaradaha Dawlada Somaliya ay kuleedahay caalamka ayaa hadana arintaasi waxa kulan ka yeelanaya maanta gudiga arimaha dibada Baarlamaanka Somaliya.
Gudoomiye kuxigeenkagudiga arimaha dibada Baarlamaanka SomaliyaProfessorMaxamed Cumar Dalxa oo la hadlay idaacada Kulmiye ayaa waxa uu sheegay inay safaaradaha Somaliya ee kuyaalla dibada ay ku shaqeeyaan qaab musuq maasuq ah.
“Safaaradaha dibada inooga furan musuq maasuq ayey ku shaqeeyaan,5 ama 6 qof oo hal qoys kasoo jeeda ayaa laga yaabaa in safaarad dhan ay wada shaqeeyaan taasinalamaaqbalayo ayuu yiriDalxa”.
C/rashiid C/laahi Xeydar
Rashiid123@gmail.com
http://jiinwabi.net/
00252 61 5507763
Mogadisho Somalia
Comments are closed.