Somali News »
Madaxweyne Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Oo Maanta Booqasho Ku Tagay Dalka Suudaan Ee Magaalada Khartuum
Booqasho oo maanta ku tagay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa kusoo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Damaaziin ee gobolka Blue Nile dhigiisa Dalka Suudaan Cumar Xasan Axmed Al-Bashiir. Sidoo kale madaxweynaha soomaaliya
Read More »Qaar Ka Mid Ah Ciidamada Ilaalada Deegaanka & Canshuur Qaadista Ee G.Banaadir Oo Maanta Tababar U Furay Guddoomiyaha G.Banaadir Maxamuud Axmed Nuur {TARSAN}
Askartani maanta loo furay tababarka oo gaaray 60 askari oo loo tababari doono ka shqeynta ilaadada deeganka. Ururinta canshuuraha suuqyada Muqdisho iyo sidoo kale ilaalinta nadaafadda deegaanka. Guddoomiyaha gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan”
Read More »Soo Dhaweynta Sanadka Cusub 2013 Oo Ka Dhacday Magaalada Muqdisho
Xalay oo xaflad ballaaran ka dhacday xarunta Degmada Howlwadaag ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiinta ugu sareysay maamulka Gobalka Banaadir. Sidoo kale maamulada Degmooyinka qaar kamid ah ayaa waxaa loogu dabaaldagaye sanadka cusub
Read More »Golaha Wasiirada Oo Kulan Maanta Ku Yeeshay Magaalada Muqdisho
Kadib kulan ay maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen Golaha wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay arimaha ammaanka dalka Soomaaliya iyo arimaha Dowladda. Isbarashada xubnaha golaha wasiirada wasiir ku xigeenada iyo wasiir dowlayaasha
Read More »Shirweynaha 21 aad Ayaa Waxaa Ka Qeyb Gashay Wasiirada Adeegga Bulshada Shirkaasi Ee Ururka Dalalka Carabta U Qaabilsan Dhanka Waxbarashada Sayniska & Hiddaha
Wasiirada wasaaradda adeega bulshada ayaa ka qeyb gashay Shirweynaha oo looga hadlayey dhanka, waxbarashada sayniska iyo hiddaha. Kulanka oo ay ka qeyb gashay wasiirka wasaaradda adeega bulshada ayaa waxaa yaabihii looga hadlay waxaa
Read More »Baarlamanka Soomaaliya Oo Uga Fadhiya Dhaqaalaha Ciidanka Ku Baxa Wasaarada Maaliyada
Xukuumadda Soomaaliya ayaa Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Baarlamaanka Soomaaliya wuxuu wasaarada maaliyada ka dalbaday inay soo cadeeyaan dhaqaalaha guud ee ku baxo ciidanka. Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wuxuu
Read More »Khasaarooyin Ka Dhashay Qarax Uu Xalay Ka Dhacay Magaalooyinka Jowhar, Marka & Afgooye Ee Gobolada Sh/Dhexe & Sh/Hoose
Magaalooyinka Jowhar, Marka iyo Afgooye ee gobolada Sh/dhaxe iyo Sh/hoose ayaa waxaa xalay siyaabo ka kala duwan uga dhaceen qaraxyo loo adeegsaday bambaanooyinka nooca gacanta laga tuuro ah. Waxaana la sheegay in qaarkood
Read More »War Deg Deg Ah Balidoogle Agagaarkiisa Oo Dagaal Culus Ka Dhacay & Miino Ay La Kacday Gaari Rakaab
Bali-doogle iyo degaanka Yaaq-biriweyne ee gobolka Sh/hoose ayaa ka dhacay dagaal culus. Dagaalkaas oo u dhexeeyay ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo hal dhinac ah iyo dagaal yahanno ka tirsan Al-Shabaab ayaa la
Read More »Dowlada Kenya Oo Sheegtay In Ciidamo Dheeraad Ah Ay U Soo Direyso Soomaaliya
Kenya ayaa dooneyso inay ciidamo badalaad ah ku soo kordhiso Soomaaliya si ay ula dagaalamaan Ururka Al-Shabaab ayaa waxa ay gaarayaan ilaa iyo 2,000 oo ciidan. Dowlada Kenya ayaa iminka waxa ay qeyb
Read More »Baarlamanka Soomaaliya Oo Maanta Ansixiyay Wasiir Ku Xigeenidii Uu Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid
Mudanayaasha baarlamanka ayaa kulankan waxaa ay ku yeesheen Xarunta Golaha shacabka iyadoo uu shir gudoominayay Maxamad Cismaan jawaari oo ah gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya. Muhiimada kulan ayaa waxaa ay ahayd mid kaga doodayeen aragtidooda
Read More »