Dowlada Kenya Oo Sheegtay In Ciidamo Dheeraad Ah Ay U Soo Direyso Soomaaliya

jiinka December 30, 2012 Comments Off
Dowlada Kenya Oo Sheegtay In Ciidamo Dheeraad Ah Ay U Soo Direyso Soomaaliya

Kenya ayaa dooneyso inay ciidamo badalaad ah ku soo kordhiso Soomaaliya si ay ula dagaalamaan Ururka Al-Shabaab ayaa waxa ay gaarayaan ilaa iyo 2,000 oo ciidan.

 

Dowlada Kenya ayaa iminka waxa ay qeyb ka tahay dowladaha taageera dowlada Soomaaliya.

 

Iyadoo ciidamo la dagaalama Ururka Al-Shabaab u soo dirtay Soomaaliya sanadkii tagay ee 2011-kii.

Kuwaasi oo ay ku sheegtay inay gaarayaan 2,500 askari oo haatan ku sugan Soomaaliya.

 

 

Ciidamadan dheeraadka ah ee dowlada Kenya ay dooneyso inay soo dirto Soomaaliya ayaa qeyb ka noqonaya 2,500 askari ee iminka Soomaaliya ku sugan.

 

 

cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com

Comments are closed.