Askartani maanta loo furay tababarka oo gaaray 60 askari oo loo tababari doono ka shqeynta ilaadada deeganka.
Ururinta canshuuraha suuqyada Muqdisho iyo sidoo kale ilaalinta nadaafadda deegaanka.
Guddoomiyaha gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan” oo Tababar ufuray qaar ka mid ah Ciidamada ilaalada deegaanka Gobolka Banaadir.
Munaasabadda tababarka loogu furayay askarta ayaa sheegay in ciidanka ilaalada deeganka ay tusaale u yihiin horumarinta nidaamka dowladnimo.
Ilaalada deeganka iyo fulinta danaha gaarka ah iyadoo la dayacayo tii Qaranka maadama canshuurtu ay tahay aasaska dhaqaalaha dowladda.
Midaasi ay ku fulinkarto baalaarinta adeegga bulshada,
Ciidamadan maanta loo furay tababarka ayaa ah kuwo loo tababarayo sidii ay u qaadi lahaayeen canshuurta maadama ay magaalada Muqdisho laga bilaabay qaadista canshuurta si loogu hormariyo adeegga bulshada.
cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com
Comments are closed.