Somali News »
wasiir Kaalmoy iyo Kuxigeenadiisa oo Kormeeray xarumaha ay leedaha wasaaradda howlaha guud.
Wasaaradda Howlaha Guud Dakadaha iyo Korontada Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dib u dhis lagu sameynayo xarumihii ay ku laheyd dalka kadib markii maanta wasiirka wasaaradaasi uu kormeer ku tagay qaar kamid ah dhisamayashii
Read More »Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa Oo Cambaareeyay Howl Galkii Buulo Mareer
Iyadoo ay isi soo Tareyso Cambaareynta Loo Jeedinayo Howl Galkii Ciidamada Faransiiska ay Ka sameeyeen Deegaanka Buulo Mareer ee Gobolka Sh/Hoose iyo Khasaarihii ka dhashay Weerarkaasi. Guddoomiye Ku xigeenka Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka
Read More »Jowhar Oo Irdaha La Isugu Dhuftay In Kabadan 10 Shirkadood Ee Xawaaladaha Ah
Magaalada Jowhar ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in ku dhawaad toban Xawaaladood irdaha la isugu Dhuftay ka dib markii Maamulka Gobolka Sh/dhexe ay ku amreen in ay dhiibaan lacago Canshuuro ah.
Read More »Muxuyidiin Max’ed Kaalmooy Wasiirka Howlaha Guud & Guriyeenta Ayaa Sheegay In Ay U Keeni Doonaan Shacabka Adeeg Koronto Oo Shirkado Caalami Ah
Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeenta Muxuyidiin Max’ed Kaalmooy ayaa sheegay in ay Keeni doonaa Shirkado hor marsan oo casri ah isbedelna ku sameeya adeega Korontada dalka. Wasiirka ayaa tilmaamay in haatan dadka Soomaaliyeed
Read More »Dalka Burundi Ayaa Maanta Tababar U Aaday Shaqaalaha Dowlada Ka Tirsan
Shaqaalaha dowladda ayaa maanta ka Ambabaxay dalka kadib markii ay heleeen deeq wax barasho oo la Xiriirta shaqada ay dowladda u hayaan. Waxayna ka ambabexeen Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde iyagoo ku sii jeeda
Read More »Amisom Oo Lagu Weeraray Xarunta Gobolka SH/Hoose Ee Marka
Baraqanimadii maanta ayaa lagu bartilmaamsaday Kolonyo Gaadiid ah Qarax oo ahaa Miinada dhulka lagu aaso. Ciidamada AMISOM oo Marayay Nawaaxiga Jaamacadda Harare ee Magaalada Marka Xarunta Gobolka Shabeelaha hoose. Qaraxa ayaa la
Read More »Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeenta Muxuyidiin Max’ed Kaalmooy Ayaa Sheegay in Goobaha Waxbarashada Dib U Dhis Lagu Sameendoono
Wasiirka ayaa Tilmaamay in ay qorsheynayaan in dib udhis ay kusameeyaan Waddooyinka Magaalada Muqdisho. Muddo 22 sano Bur bursanaa taasi oo Muddooyinkii udambeeyay Cabasho ballaaran ka muujinayeen Darawalada Kexeeya Gawaarida Bii elka ah
Read More »Deegaanka Buula Mareer Ayaa Ciidamo Faransiis Ah Dagaal Kula Galay Dagaalyahanada Xarakada Al-shaab
Deegaanka Buula-mareer ee gobolka Sh/hoose ayaa waxay sheegayaan in saakay uu halkaasi dagaal muddo kooban socday ku dhexmaray ciidamo Faransiis ah. Kuwaa oo watay diyaarado dagaal iyo ciidamada Xarakada Al-shabaab ee deegaankaasi gacanta ku
Read More »Qarax Miino Oo Xildhibaan Lagula Beegsaday Agagaarka Laami Yaraha Soobe Ee Magaalada Muqdisho
Qaraxaani oo ahaa Qarax Miino ayaa Barqanimadii Maanta waxa uu ka dhacay agagaarka Laami Yaraha Soobe. Qaraxaasi ayaa la sheegay in lala Beegsaday Mudane Ka tirsan Baarlamaanka Dowladda Soomaaliya. Dhaawacyo halis ah ay ka
Read More »Aqoonyahanada Beelaha Jareer Weyne oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Magaalada Muqdisho.
Aqoonyahanada Beelaha Jareer Weyne oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Magaalada Muqdisho. Kulan ay isugu yimaadeen Aqoonyahanada Beelaha Jareer Weyne uu soo qaban qaabiyey Boqorka Beelaha Jareer Weyne Eng Faarax Cabdi Guure ayaa lagu
Read More »