Baraqanimadii maanta ayaa lagu bartilmaamsaday Kolonyo Gaadiid ah Qarax oo ahaa Miinada dhulka lagu aaso.
Ciidamada AMISOM oo Marayay Nawaaxiga Jaamacadda Harare ee Magaalada Marka Xarunta Gobolka Shabeelaha hoose.
Qaraxa ayaa la sheegay in uu haleelay mid ka mid ah Gaadiidka AMISOM iyadoona qaraxaasi la sheegay in uu ka dhashay khasaaro dhimasho iyo Dhaawac oo soo gaaray Ciidamada AMISOM walow aan la cayimin.
Majirto Cid Sheegatay Masuuliyadda Qaraxaasi hase ahaatee ayaa looga bartay Xarakada Al Shabaab.
cumar c/rashiid
cumarrashid@gmail.com
Comments are closed.