Somali News »
Ra’isulwasaaraha Xukuumadda & Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Tagay Beledweyn
Wafdi uu hogaaminayo Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa goor dhow gaaray magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyey. Wafdiga Ra’isulwasaaraha waxaa garoonka
Read More »Jowhar Oo Lacag Been Abuur Ah Lagu Helay Sariflayaal
Ciidanka ammaanka ee magaalada Jowhar ayaa xabsiga u taxaabay saddex nin oo ka mid ah sariflayaasha magaalada, kuwaas oo lagu eedeeyay in lagu helay lacag been abuur ah. Mid ka mid ah saraakiisha
Read More »Jubbooyinka Dalka Oo Amisom U Dalbatay Ciidamo Dheeraad Ah
Taliska ciidanka AMISOM ee ka howlgalaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa codsaday ciidamo dheeraad oo suga amniga deegaannada laga saaray maleeshiyada Al-Shabaab ee koonfurta Soomaaliya. Taliyaha ciidamadda AMISOM ee ka
Read More »Dowlada Ingiriiska Ayaa Ugu Deeqday Soomaaliya Malaayin Bond Oo Yuuro
Dhaqaalaha oo guud ahaan gaaraya 3 Milyan oo Pound ayaa waxaa 1.47 Milyan oo Yuuro la sheegay in lagu taageerayo dowlada cusub ee Soomaaliya iyo Baarlamaanka federaalka. Sidoo kale 1.5 Milyan oo Pound
Read More »Maraykanka Oo Ka Digey Soomaaliya & Soomaaliland Tagistooda
Fariin qoraal ah oo ka soo baxdey safaaradda Maraykanku ku leeyahay dalka Kenya ayaa sheegaysa in ay heleen warar ay ku kalsoon yihiin oo ah khatar aad ugu dhaw dadka reer galbeedka ah ee
Read More »Munazamat Al-Dawa oo Xarun Caafimaad ka furtay degmada shibis ee magaalada Muqdisho
Xaflad Balaaran oo lagu furayay xarunta Caafimaadka degmada shibis oo ay soo qaban qaabiyeen Masuuliyiinta Al- Dawa ayna ka soo qeybgaleen gudoomiyaha G/Banaadir Maxamed Nuur Tarsan , Agaasimaha Al-dawa Sayid Cali Macalin Xuseen iyo
Read More »Xayiraadda Hubka Soomaaliya Laga Qaado Oo Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa Taageeray
Xildhibaan Max’ed Cumar Dalxa oo Ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay hadalkii ka soo yeeray Ban Ki Mon isagoona Carabka ku dhuftay in taasi dhiira Galin ay u tahay Soomaaliya ayna Cadeyn
Read More »Xarunta Gaadiidka Oo Booqday Wasiirka Warfaarinta & Ku Xigeenkiisa
Wasiirka wasaaradda warfaafinta Boostada Isgaarsiinta iyo gaadiidka Mudane C/llaahi Ciilmooge Xersi oo uu wehliyo wasiir kuxigeenka wasaaradda Mudane Ibraahim Isxaaq Yaroow iyo mas’uuliyiin kale oo wasaardda katirsan ayaa maanta kormeer kutagay xarunta wasaaradda gaadiidka
Read More »Masuulyiin Sar Sare Oo Katirsan Maamulka Somaliland Ayaa Ka Jawaabay Bayaan Madaxweynaha Maamulka Putland Hadal Ka Soo yeeray
Faysal Cali Warabe oo ah hogaamiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID ayaa waxa uu ka hadlay war dhawaan ka soo yeeray hogaamiyaha maamulka Puntland oo ahaa inay jiraan wadahadal u dhaxeeya labada maamul, isla
Read More »MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SOOMAALIDA UK UGU BAAQAY INAY KA QEYB QAATAAN DIB UDHISKA DALKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Max’uud oo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin Magaalada London ee Cariga Briten ayaa Munaasabad soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha iyo Wafdigiisa Loogu sameeyay Magaaladaasi London
Read More »